Sign in to follow this  
Dr_Osman

Faysal Ali Waraabe. Destroy Puntland. YAAB

Recommended Posts

Dr_Osman   

Puntland hala burburiyo :Shuruud yaab leh oo Feysal Cali Warabe Shirka Turkiga hordhigay

Written by Administrator

 

Saturday, 13 April 2013 12:53

 

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Feysal Cali Waraabe oo ka mid ah 5-Xubnood ee Gudiga Farsamadda Maamulka Somaliland shirka Reer Muqdisho iyo Reer Hargeysa uga qeyb-galaya ayaa la yimid shuruud ka yaabisay qolooyinka 5-Xubnood ee Madaxweyne Xasan shirka Turkiga u wakiishay.

 

Qodobkan uu shirka hordhigay Feysal Cali Waraabe ayaa dhigaya in 5-ta Xubnood ee Madaxweynaha ka wakiilka ah ay qalinka ku duugaan in Dawladda Puntland-State gebi-ahaan la raaciyo Koonfurta Soomaaliya,loona wada hadlo shirka soo socda ee London ka dhacaya Somaliland iyo Somalia.

 

Waraabe ayaa ku adkeystay in gebi-ahaan aqoonsigii Garoowe ka dhacay ee Reysalwasaraare Saacid uu ku aqonsaday maamulka Puntland inay ka tirsan-yihiin Federaalka Soomaliya in qodobkaas la laalo,isla-markaana Puntland la raaciyo Soomaaliya loona aqoonsan inay yihiin maamul Goboleed.

 

5-xubnood ee Madaxweynaha ka socday ayaa 3-ka mid ogolaatay,kuwaasoo kala ah (Wasiirka arimaha gudaha C/kariin Guutaale iyo C/raxmaan C/shakuur oo Beesha Habagidir u dhashay,iyo Wasiirka Madaxtooyadda Faaarax Sakiinta-Cusub oo Beesha shanaad Shiikhaal Reer-aw-xasan u dhashay ,waxaana ka horyimid taladii Feysal ,Xildhibaan Khaalid Cumar oo Beesha Digil iyo Mirifle u dhashay iyo Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil oo Dirta-Biyamaal u dhashay.

 

Arintan Puntland lagu burburinayo hadii ay hirgasho,markaas gebi-ahaan waxay halis ugu jirtaa Dawladda Madaxweyne Xasan Culusoow in lagu kala kaco,maadaama Puntland oo la daan-daansado ay la mid tahay in la burburiyo Dawladda Soomaaliyeed.

 

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

 

Runta Kama-Xıshoono

 

Email:Shacabkamedia@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Odaygan cuqdadis ayuu bananka soo dhigay. Waryaa Waraabow inaad waraabe ku tahay puntland wax cusub ma ahayn lakin cuqdad xeerkasi mareyo lama filanayniin. Duli ba tahay Puntland will be the strongest ever

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Xaaji this waraabe even teaches his son to destroy puntland who was captured in las anod on his way for a bomb expedition

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Ditoore don't you think Faisal should be given a Puntland woman to keep his mouth shut? After all it is our Somali tradition to exchange women to make peace.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this