Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

*** Diir

Recommended Posts

Salaan...

 

Sheekadaan aa hada kahor ka dhacdey Australia ee iga qabsada hee. Xariifkoo iyo Aabihiis aa warka fiirsanaayi. The main focus on that night's news was the impeachment of the former Indonesian president C/raxmaan Waaxid {popularly known as *** Dur pronounced like *** Diir}. After watching the news, as usual, the father asked his son what the news anchor was really speaking about. So, in other works, the rough translation of it. So, this conversation took place:

 

Aabaha: Aabe, maxuu sheegey warka uu ninkaas ka sheegey?

 

Wiilka: Aaba madaxweynaha Indoneyshiya {Indonesia} darajada aa laga qaadayaa.

 

Aabaha: Walee. Aabe, magacii asaga?

 

Wiilka: *** Dur {remember it is pronounced as like *** Diir in Indoneyshiyan}.

 

Aabaha: Inaa Lilaah, Wa'inaali Raajicuun. Soo Muslim ma'aha ninka hadee aabo? Soo waxa iskuma xishoon maayo?

 

Wiilka: Haa aabo. Wadaad waaye xataa. Lakiin *** Diir lee la dhahaa.

 

Aabaha: Balaaya dhacdey. Hadii wadaadgood waxaas loogu waco, munaafuqoodka maxaa loogu wici doona?

 

Wiilka: Ha-Ha!! Ma ugi hee, Aabo.

 

Aabaha: Nin fiican oo koofiyad Muslim ah ooba ila ekaa, lakiin waa nin balaayo heshay waaba ku fiicna in jagada laga qaado. Balaayo dad ceebeysay.

 

Wiilka: Haa, aabo. Guskiis Diir lee waaye {wuu ku ciyaraa nooh aabihiis}.

 

Aabaha: Ar aamo. Mar kale ha igu soo celin magacaas. Bismilaahi Raxmaani Raxiim. Waligeey magac waa maqli jiree, waligeey kanaa maqleysaa ma is laheen.

________________

 

Madaxweynahaas magaciis C/raxmaan Waaxid waaye lakiin *** Dur lee loogo yaqanaa wadankiis. And by the way, *** Dur means in Indonesian Culumo or wadaad.

_______________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

So what's so imperrassing about 'DUR'???

 

Is it a 'ceeb' Somali word??? Never heard of such thing before. To me 'DUR' in Somali means Inject.

 

Sorry, but what a crappy Joke.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this