Sign in to follow this  
Aaliyyah

Hanbalyo Culus oo kusocota wariye Saleebaan Xaashi iyo Cabdi risaaq Maxamed Hindi By Ururka (KhAJA)

Recommended Posts

Aaliyyah   

Boocame Online- Suxufiyiinta Ururweynaha Khaatumo Journalists Association ,{KHAJA}. Oo Tahniyad Dhalasho u kala diraya labada Suxufi ee kala ah Suleiman Maxamuud Xaashi Dheere iyo Abdulrisaak Maxamed Hindi iyo xaasaskooda.

 

Anagoo ah xubnaha ururka suxufiyiinta Khaatumo State ee ku kala dhaqan dalka gudihiisa iyo debediisa, waxaanu halkan Hambalyo iyo boogaadin uga direynaa labada mas’uul ee suxufiyiinta Khaatumo State ee kala ah gudoomiyaha ururka KHAJA mudane Suleimaan Maxamuud Xaashi Dheere iyo Wakiilka ururka ee dalka Canada mudane Abdulrisaaq Hindi.

 

Labadan mas’uul oo labo wiil ugu kala dhasheen dalalka Maraykanka iyo Canada, kuwaasoo loo kala bixiyey Zaabir Suleiman iyo Caadil Cabdulrisaaq, Saabir yare ayaa ku dhashay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Maraykanka halka Caadil Cabdulrisaaqna uu ku dhashay Toronto Canada, Cabdulrisaaq iyo Marwadiisa Hoodo Ali Mirre oo aanu leenahay hambalyo Caadil yarena Allaah ha ka dhigo mid diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca.

 

Sidoo kale Mudane Suleiman Xaashi Dheere iyo marwadiisa Farax Yuusuf Maxamed waxaanu lee nahay hambalyo, Allaahna ha ka dhigo Zaabir mid diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca Bi’idni Allaahi kareem.

 

Saxafiyiinta.

 

Asad Cadaani Ibraahim

 

Faysal Jaamac Aadan

 

Ahmed Cabdulqaadir {Darwiish}.

 

Axmed Cali Faarax.

 

C/wahaab Maxamed Cabdi.

 

C.rashiid Caydiid.

 

C/raxmaan Cumar Cabdi.

 

Cadnaan Salaax Maxamed.

 

Maxamed Cismaan Cabdinuur.

 

C/Raxmaan Jaamac Xaashi,{Wadani}.

 

C/rashiid Sanweyne.

 

Ahmed Hiiray ,{Nadaara}.

 

Ismaaciil Ibrahim Ducaale,{Aftaag}.

 

Axmed Laari.

 

Maxamed Maxamuud Xassan,{Boocame}.

 

Cabdi Cirro.

 

Maxamed Xassan Maxamed ,{Cirro}.

 

Xamsa Xasan Gelle.

 

C/Kareem Olol.

 

Cali Yuusuf Cismaan,{Dhegjar}.

 

Diini Cabdullaahi Maxamed.

 

Aadan Shuuriye.

 

Yaasiin Cabdi Axmed.

 

Intisaar Salaax.

 

Igarre Yaasiin Xaaii.

 

Maxamuud Saleebaan Iidle.

 

Aadan Jaamac Oogle (Xabeeb)

 

C/casiis Aaden Jaamac

 

Maxamed Cabdullaahi Khaliif,{Shiine}.

 

Cabdullaahi Qalinlle.

 

Caamaar Cabdullaahi Xassan {Cirro}.

 

Dhamaan Suxufiyiintan oo ku kala sugan gudaha iyo debeda dalka iyo weliba guud ahaan suxufiyiinta kale ee deeganada Khaatumo ee aanan halkan ku xusan, waxay Hamablyo iyo duco u dirayaan labadaas saaxib iyo marwooyinkooda ee wiilashu ugu dhasheen North America, waxaana lee nahay Allaah ha ka dhigo kuwo lagu intifaaco, loona Aayo…………Aaamiin ………………………..Aamiin.

 

 

editor@boocame.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this