Sign in to follow this  
Timur

20 days is up and the Kismayo admin looks to be permanent

Recommended Posts

Timur   

Rumors circulated earlier that Kismayo would see a change in administration every 20 days to build inter-clan cooperation, but it looks like the people of Kismayo are happy with their new administration. Below is the setup:

 

 

1-Guddoomiyaha maamulka Kismaayo waxa looga dhigay Axmed Madoobe oo gaaminayay xoogaga Raskambooni oo qayb ka ahaa ciidamadii la wareegay magaalada Kismaayo.

 

2- Gudoomiyaha Gudiga Amniga General Ismaaciil Saxardiid oo horrey u ahaa Taliyaha Ciidamada Dowladda ee gobbolada Jubbooyinka.

 

3- Madaxa arrimaha bulshada iyo afhayeenka maamulka cusub waxa loo magacaabay Cabdinaasir Seeraar.

 

4- -Gudoomoiyaha Gudiga Maaliyadda iyo Mareeyaha dekadda Kismaayo waxa loo magacaabay Muuse Gaab.

 

5- Gudoomiyaha arimaha Garsoorka waxa loo magacaabay Xujaale.

 

6- Gudoomiye Ku xigeenka magaalada Kismaayo waxa loo magacaabay Axmed Carab .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Yes, the people want clear leadership, I am surprised that Mogadishu is still trying to clamp down on peace.

 

Shacabka magaalada Kismaayo ku dhaqan ayaa habeenadii lasoo dhaafay guryahooda aan kasoo bixi karin kadib markii magaalada lagu soo rogay Bandow habeenkii oo dhan socda. Arrintan ayey ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ee Kenya ay ku sheegeen inay amniga ku sugayaan.

 

Magaalada Kismaayo ayaa tan iyo intii ay soo galeen ciidamada huwanta ah ee Dowlada, Raaskambooni iyo Amisom waxaa ka dhacayey falal isugu jira dilal qorsheysan, qaraxyo iyo dhac loo geysanayo shacabka. Waxaana falalka dhacaya lagu eedeenayey inay geysanayaan kooxda Al Shabaab iyo waliba qaar kamid ah ciidamada magaalada soo galay oo qaarkood dad rayid ah gudaha magaalada ku dilay.

 

Ciidamada Kenya ee kamid ah AMISOM ayaa ayagu ahaa kuwii soo jeediyey in Bandow habeenkii lagu soo rogo magalaada si loo ogaado kooxaha falalkan geysanaya, isla markaana tilaabo looga qaado dadka habeenkii guureeya ee amniga lidka ku ah. Waxaana goobaha qaarkood laga mamnuucay inay hubka la maraan ciidamada hubeysan ee ka tirsan kuwa dowlada iyo Raaskambooni.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this