Sign in to follow this  
Somalia

Yemeni Arms Smuggler Sentenced to Death

Recommended Posts

Somalia   

Saalaxi Cafiif oo u dhashey Yemen oo Maxkamada Puntland dil ku xukuntey

 

Posted by Pi on October 23rd, 2012

 

Ninkaan U dhashey Dalka Yemen oo lagu qabtey isagoo Dooni uu wato Hub kusoo galinaya Puntland ayaa maxkamadu ku ridey Dil toogasho ah, isagoo lagusoo eedeyey loona tiigsadey Falal argagixiso oo lid ku ah amaanka Puntland.

 

Saalixi Cafiif Camuudi waxaa lagu qabtey xeebta Xaabo, waxayna Maxlamada ciidanka ee Puntland ku xukuntey Dil Toogasho ah.

 

Faahfaahinta dhowaan ayaan idin soo gudbineynaa

 

s3RWj.jpg

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this