Sign in to follow this  
Somalia

Galkacyo's Peaceful Resurgence

Recommended Posts

Somalia   

Somalia: Galkayo’s peaceful resurgence

 

GALKAYO, Somalia Sep 25 2012 (Garowe Online) – Puntland’s Deputy Police Commissioner, Col. Muhyadin stated that Galkayo’s security has improved drastically during the past months, Garowe Online reports.

 

Col. Muhyadin Ahmed Muse gave an interview to BBC Somali Service on Tuesday in which he stated that the capital of Mudug region, Galkayo’s crime rate had been reduced.

 

“Honestly there has been a transformation in this city and it’s visible by looking at the businesses which are open till late hours, which was uncommon for this city in the past,” said Col. Muhyadin.

 

The Puntland government sent the Deputy Police Commissioner and a contingent of police forces to reinforce security in the region after a spike in murders and crime, including bombings and targeted assassinations.

 

According to the Col. and other Puntland officials, pirates who inhabited the city of Galkayo fled after the Puntland forces' presence was felt.

 

Mudug police forces prior to the intervention lacked adequate vehicles, equipment and communications; however since the arrival of Col. Muhyadin police forces in Mudug region have received better equipment and reinforcements.

 

“There were shortages of equipment and communications but now we have filled the gaps and restored confidence and morale among the forces. Our motto is: 'Galkayo yesterday and Galkayo today," Col. Muhyadin added.

 

“The transformation in Galkayo that you have heard is due to the citizens’ efforts to work with the Puntland Police and could not have been accomplished without them and we thank the public for their support and cooperation,” said Col. Muhyadin.

 

Galkayo one of the most historic cities in Somalia had been ridden with crime over the last few years but as of late the city has been returning to its historic roots of a vibrant peaceful metropolitan.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

guddoomiyaha-gobolka-mudug-tigey.jpg

 

DOWLADA PUNTLAND PUNTLAND STATE

Maamulka Gobolka Mudug Mudug Regional Administration

Xafiiska Guddoomiyaha The office of the Governor

Ref: XG/GM/DPL/Som/0034/011 10th Nov-2011

KU: Madaxweynaha Dawladda Puntland

 

Ujeeddo:- Warbxin iyo talo soo jeedin ku saabsan Gobolka Mudug

 

Mudane madaxwayne waxaan xilka la wareegnay 28/08/2011 waxaan u kuur galnay xaaladda gobolka waxaan kormeer ku samaynay xarumaha ciidanka daraawiishta,xarumaha ciidanka booliska,jeelka gobolka, garsoorka gobolka,ilaha dakhliga gobolka sida kontaroolada, waxaan booqanay dagmooyinka xarfo iyo galdogob iyo degaanadooda, waxaan u kuurgalnay xaaladda amniga gobolka, xaaladda maamulka, xaaladda ganacsiga gobolka xaaladda arrimaha bulshada, waxaan shirar badan u qabanay bulshada gobolka waxaan ka wacyi galinay saxaafadda, waxaan ku boorrinay inay midnimadooda iyo dawladnimadooda ilaashadaan annagoo ka hor tagayna inuusan cadowgu ka faa,iidaysan dagaalkii gobolka ka dhacay, waxaan ku dhiirri galinay inay kaalintooda ka qaataan amniga iyo horumarinta gobolka hadaba si loo adkeeyo hannaanka dawladnimo ee gobolka waxaan talo kusoo jeedinaynaa :-

 

AMNIGA GOBOLKA
: Gobolku wuxuu ubaahanyahay qorshe amni oo gaar ah maadaama uu gobolku kuyaal xudduudda Puntland ee xiriirisa koonfur woqooyi iyo itoobiya ayna khataraha iyo cidkasta oo Puntland cadow u ah si fudud uga soo gali karaan waxaa xaqiiqa ah inaan aminga gaalkacyo la sugi karayn haddaan xuduud loo samayn Galmudug iyo Puntland sababtoo ah waxa gabbaad ka dhigta dhinaca galmudug cadowga diidan jiritanka dadnimo iyo waliba dowladnimo ee putland dadkasi oo intay dhinaca dowlada Puntland ka sameeyaan dhibaato dil, dhac ,qarax iwm ka dibna si fudud ugu tilaaba Galmudug wax wax ka qaban karana aysan jirin.

 

Galmudug waa inaan yeelano wada shaqayn dhinac walba ah oo amniga lagu wada sugi karo ciddii amnigayaga wax u dhimaysana aysan gabbaad siin anaguna ciddii amnigooda wax u dhimaysa aannaan gabbaad siin waa inaanu xogta is dhaafsanaa amnigana ka wada shaqaynaa.

CIIDANKA GOBOLKA
:- Waxaa talo ku soo jeedinaynaa in ciidanka daraawiishta laga howl galiyo magaalada aminga gudahana ay wax ka sugaan maadaama uu cadowgu dilal qorshaysan iyo qaraxyo ka samaynayo magalada dhexdeeda waxaan xal u aragnaa in laga sameeyo magalada gudeheeda toban barood oo ciidan bartiiba la dajiyo gaari tagnika ah iyo labaatan askari kuwaasi oo qabanaya gaawarida aan canshuurta bixin iyo kuwa bersolka leh kuwa hubka sharci darada sita, kuwa khamrada lagu qaado ku waas oo dhamantood mutaysanaya ganaax dakhliga ganaaxana 50% kharashaadka ciidanka shaqaynaya lagu dabo/olo waxay kaloo ciidanku baarayaan dadka wixii la tuhmana way qabanayaan,guryaha iyo hoteeladana way baarayaan.

 

Waxaan talo ku soo jeedinaynaa In gobolka ciidan isku dhaf ah loo dhiso lagana guuro hab beleedka, in ciidanku noqdo mid ka howl gali kara meel walba oo gobolka kamid ah bulshada gobolkuna ku kalsoontahay tayo leh oo wax qabankara tababaran oo sharciga ilaalin kara.

Waxaan talo ku soo jeedinaynaa In sirdoon adag gobalka loo sameeyo si loo helo xogta dhabta ah ee cadowga maadaama cadowga amniga gobalka dhibataynaya yahay cadow qarsoon.

 

MAAMULKA
:- Waxaan talo ku soo jeedinaynaa In la dhiso/la adkeeyo wada shaqaynta hay,adaha dowladda gobolka taasi oo ka timaada dawladda dhexe maamulka gobolkuna leeyahay awoodda ugu sarraysa, xagga ciidanka, xagga shaqaalaha, xagga maamulka, wadashaqaynta oo ka hirgalinaysa gobolka hannaan dowladnimo oo xoog leh oo ku dhisan sharci iyo kala dambayn si looga gudbo is barbaryaaca wiiqay horumarkii iyo hannaankii dawladnimo ee gobolka.

 

Waxaan talo ku soo jeedinaynaa In dagmoyinka gobalka loo sameeyo gole degaan oo tayo leh si ay uga faaiidaystaan mashaariicda homarinta dagmooyinka sanada 2012

 

GANACSIGA
:- Waxaan talo ku soo jeedinaynaa In la samayeeyo istiraatijiyad ganacsi ee gobolku yeesho, gobolka oo ku yaal goob dhextaal u ah koonfurta soomaaliya, ismamulka soomaalida Ethiopia, waqooyiga soomaaliya & dekadda ganacsi ee puntland ee boosaaso .

 

1. In gawaarida tiigaasha lagu magacaabo la joojiyo ku wasoo isaga goosha koonfur, waqooyi iyo p/land amniga gobolka iyo dawladaba khatar ku ah, gawaaridaas oo qaada huhka, qaraxyada iyo kooxaha argagixisada ah. Waa in badeecada iyo xoolahana Gaalkacyo lagu dajiyo si loo hubiyo waxa waddanka kabaxaya iyo waxa soo galaya.

 

2.
In maxjar xoolaha lagu baaro laguna nasiyo laga sameeyo Gaalkacyo lagana shaqaysiiyo shaybaarka casriga ah ee g/kacyo kuyaal laguna kantarooli karo in ay soo galaan Puntland xoolo jirran.

 

3. In ganacsatada itoobiya ee aan isir wadaagga nahay oo si qorshaysan oo siyasadaysan loogu wareejiyay Somaaliland sidii loo soo celin lahaa la qorsheeyo soo jiidashona lagu sameeyo.

 

4.
In bar kastan laga sameeyo xuduudaha Itoobiya iyo Puntland taasi oo noqon karta talaabo ay wax isku dhaafsadaan labada dowladood xagga ganacsiga iyo xagga amniga magaaladaas oo noqon kadha suuq xor ah (Free zone)

 

5. In dib habayn lagu sameyo ilaha dakhliga ee gobolka iyadoo markaan baaritaanno ku samaynay aannu aragnay inay dadka ka shaqaynaya goobahaasi ay yihin kuwa aan waxba loo dhiiban karaynin canshuur aan ilaalin Karin, hub aan ilaalin Karin, khatarna aan ka hortagikarin.

 

6. In dhulka dowlada ee bannaan ee sida sharci darda ah lagu dhistay iyo kan sida sharci darada ah lagu daganyahay qorshe loo sameyo si looga faa,iidaysto.

 

HORUMARINTA GOBOLKA
:-
Mudane madaxwayne waxaan talo ku soo jeedinaynaa markan kulamo badan la qaadanay ganacsatda gobolka gudaha iyo dibadaba inay gacan ka gaystaan dhismaha garoonka diyaaradaha gaalkacyo(Public private partnership-ppp) oo ay dowladu bixiso 51% ganacsataduna bixiso 49% dowladuna gacanta ku hayso garoonka loona xilsaaro hawshaas fulinteeda guddi ka kooban sadex isimada gobalka ah, sadex ganacsatada ah, sadix aqoonyahanka gobolka, agaasimaha garoonka, guddoomiyaha gobolka iyo duqa degmada gaalkacyo.

 

Waxaan ku talinaynaa in shirkada korontada Nepco ee galkacyo la kabo lana siiyo nafto si ay u ifiyaan wadooyinka magaalada arintaasi oo amniga magaalada wax ka qabanaysa waxayna adeegga korontada siiyaan xarumaha dawladda. Iyo goobaha caamka ah sida masaajidada.

 

Mudane Madaxweyne waxaan kuu rajaynaynaa guul iyo horumar.

 

Guddoomiyaha Gobolka Mudug

 

Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

394264_10151413808543975_502203482_n.jpg

 

Galkacyo is a town in Central Somalia that transverses on the highway between southern and northern part of Somalia. It lies strategically between Mogadishu, Bosaso and Hargeisa to which the distance is 750 km.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this