Sign in to follow this  
Siyaasi

Asha Gelle, Puntland's longest serving minister, did she jump or was she pushed?

Recommended Posts

Siyaasi   

Wasiirkii hoore ee wasaarada haweenka Puntland Murwo Caasho Geele Diiriye oo digreeto madaxwaynaha Puntland uu maanta soosaaray lagu sheegay in xilka looga qaaday ayaa iyadu xusatay in muddo sadex malmood ka hor ah ay warqad ay isku casilayaso ay madaxwaynaha Puntland, kuxigeenkiisa iyo gudoomiyaha barlamaanka ay u dirtay

 

Murwo Caasho oo saxaafada lahadashay ayaa sheegaty in ay madaxda sare qoraalkeed ugu xusaty in wasaarada ay howlo badan ay ka socadaan islamrkaan ay wasaarada aan lagu lahayan waxa dayn ah oo ay wasaarada akoon keeda ay ugu jirto lacaga dhan halmilyan oo dalar isala marhaantaan ay iyadaa ay codsanyaso in laga aqbolo is casilaadeeda,

 

casha.jpg

 

Murwo Caasho ayaa iyadu diiday in ay xusto sababaha ay isku casilayaso balse ay jiraan caqabado badan oo ay diidayaso in ay soo bandhigto ayna aad ugu qanacasan tahay in ay ka tagto jagda wasiirnimo ee Puntland iyadoo sheegaty in ay joogi doonto deegaanda Puntland ayna ka shaqayan doonto hawlo badan oo aan ahayan dhanka siyaasada,

 

Murwo Caasho Geele Diiriye ayaa ugu danabyantii umahad celisay shaqaalaha mudadaa la shaqayanaaya iyo haweenka reer Puntland ayana u sahlee howlaha ay tigsanayasay in ay gaarto,

 

Maxamed Saciid Yuusuf

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Siyaasi   

this woman has a brilliant track record of serving the nation, she served under Abdullahi Yusuf & Cadde muuse's admins as Woman's affairs minister. I don't know what happened to her, anyone has any idea?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this