General Duke Posted September 11, 2012 Somalia Oo Madaxweyne U Dooratay Nin La Yidhaa Xasan Sheekh Maxamuud Oo Xidhiidh La Leh Ururo Xag Jir Ah Oo Wakiilo Ku Leh Somaliland Muqdisho, September 11, 2012 (Haatuf) - Baarlamaanka Somalia ee todobaadkii hore la soo dhisay ayaa xalay cod aqlabiyad leh Madaxweynaha dalkaasi ugu doortay nin la yidhaa Xasan Sheekh Maxamuud oo la sheegay inuu xidhiidh la leeyahay ururo diineed xag jir ah oo ka hawlgala Somalia, isla markaana wakiilo qarsoodi ahi u fadhiyaan dalkan Somaliland... Mr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu magaalada Muqdisho ku leeyahay Madarasado, Dugsiyo Farsamo iyo hawlo ganacsi iyo samafal, waxaanu ka shaqayn jiray intii xalay aan loo dooran mansabka Madaxweynaha Somalia sharikadda Isgaadhsiinta ee Hormood. Madaxweynaha cusub ee Somalia ayaa wakhtiyada qaarkood waxa uu ka shaqayn jiray xarunta PRP ee Muqdisho taas oo ay maalgalin jiray hay’ada Interpeace. Siday ilo xogogaal ahi Haatuf u sheegeen, Mr Xasan Maxamuud waxa uu xidhiidh dhow la leeyahay ururada Al-Ictisaam iyo Al-Islaax ee xagjirka ah, waxaanu dhawrkii sanadood ee u dameeyey dedaal weyn ugu jiray siddii uu dhulka Somaliland ugu soo fidin lahaa Mabda’a Wahaabiga ah iyo xarumihiisa waxbarasho ee ka shaqeeya Muqdisho. Mr Xasan Sheekh Maxamuud oo ka tirsan Beesha ******/****** waxa jagada Madaxweynaha Somalia kula tartamay 21 murashax oo kale, iyadoo wareegii labaad ee doorashada ay isku soo hadheen Afar Murashax oo ay ka mid yihiin Xasan Sheekh Maxamuud iyo Laba nin oo kale oo ay isku hayb yihiin. Madaxweynaha cusub ee Somalia ayaa la sheegay inuu si adag uga soo horjeedo gooni isku taaga Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 11, 2012 Madaxweynaha cusub ee Somalia ayaa la sheegay inuu si adag uga soo horjeedo gooni isku taaga Somaliland. There they go again.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 11, 2012 Secessionist are always afraid of a stable Somalia. No wonder most on SOL where supporting the Sharif's.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LANDER Posted September 11, 2012 Your a shameless propagandist, Find the one news source among the very many Somaliland medias sources that ties your president to something negative in Somaliland. Somalia and especially southern Somalia doesn't seem to have much of a beef or concern with Somaliland but a Puntland pirate would like to stir trouble between the two centers of power wouldn't he? Is it because Puntland is too weak to stand up to Somaliland you feel the need to stir trouble? lol. Your tactics are getting so old your not even fooling the people in Somalia. Somalilanders wish nothing but success, peace and an era of stability to the southern Somalis and Somalia. God willing their government can stand on its own two feet sooner rather than later, from a political view point it will be a wait and see approach to determine if he can be a credible partner for Somaliland. For now he gets the benefit of doubt, this is what most media sources report: Somaliland: President Silanyo Sends a Congratulatory Message to the Newly Elected President of Somalia http://somalilandpress.com/somaliland-president-silanyo-sends-a-congratulatory-message-to-the-newly-elected-president-of-somalia-34881/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 11, 2012 LANDER;868053 wrote: Your a shameless propagandist, Find the one news source among the very many http://www.haatuf.net/2012files/3358.html NW Somalia/Somaliland has two daily journals and one of them reports this rubish. Also no journal reports anything without Siilanyu's consent. Stop the two faced hypocracy lads... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Sage Posted September 12, 2012 My poor, confused Duke. First off I love how you somehow manage to infuse generalities into all of your statements "Secessionists this, Seccessionists that" you do realize that the millions of citizens of Somaliland are capable of holding individual political views and stances on issues right? Hence the multi party system. Anyway I digress. Moving on, you claim that "no journal reports anything without Siilanyu's consent" yet you've posted one article that apparently paints the nomination of Hassan Sheikh negatively which directly goes against his government's stance of welcoming the development: http://somalilandsun.com/index.php/regional/1440-somaliland-congratulates-new-somalia-president " The government and people of Somaliland who have for a long time shared the pain of their brethren in Somalia, see the eelection of Hasan Sheikh as a prelude to peacefull co-existence, security and establishment of a functional government that would spearhead the election of the next president by universal suffrage as is the norm in Somaliland" So which is it? Silanyo controls all the press in Somaliland or the more plausible and accurate case that there is a multitude of public opinions and diverse press in the country of Somaliland? Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted September 12, 2012 the aftermath of the great earthquake,Gaas lost,faroole lost.Now all these somaliland threads poping up is a digression so as the defeat need not be discussed or the trauma compensated with something else.ooooooh they neva grow up of the jigsopuzzle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted September 12, 2012 It's only in your mind Faroole lost, he got what he wanted, transition is over, we now have a permanent Federa government, it's the politicians in Somaliland who are in trouble. NO SECESSION. Eternal Limbo Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted September 12, 2012 same like you insisting Gaas will be president few hours before the count....if only talk delivers.No one take you serious. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted September 12, 2012 No, I gave up 3 days before the count. Your change of subject alludes to little mental capacity for conversation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted September 12, 2012 ye expect of y'll,always turn to insults to cover lost ground. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted September 12, 2012 Lost what nigga, you are the one who changed the convo, our region voted for the president against your man. The new president is welcomed everyone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 12, 2012 I see our secessionist brothers are blaming others for what one of their great journals have written.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 12, 2012 Marka hore Aniga oo ku hadlaya magaca qaranka Somaliland, waxaan doonayaa in aan halkan ugu hambalyeeyo Madaxweynaha cusub ee xalay baarlamaanka dalka Soomaaliya ay ku doorteen Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud, inuu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya afarta Sanno ee soo socda. Waxa kaloo aan hambalyaynayaa Madxweynihii hore ee Ku meel-gaadhka ahaa Mudane, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo aqbalay natiijadii ka soo baxday Doorashadaasi. Xukuumadda iyo shacabka Somaliland waxaa uu muddo dheer ka damqanayay dhibaatadii ma-hadhiwaaga ahayd ee haysatay dalka iyo dadka soomaaliya. Doorashadan haatan waxaanu, qaran ahaan u aragnaa in ay tahay fursad ay ka abuurmi karto deganaansho iyo nidaam maamul dawladeed oo dalkaasi gaadhsiin kara doorasho dadweynaha dalkaasi ay si toos ah u soo doortaan madaxweynahooda sida Somaliland ay ku dhaqanto oo kale. Mudane, Madaxweyne waxa ay Dawlada iyo Shacbiga Somaliland ay ku rajaynayaan in illaahay xilkaaga ku fudaydiyo, isla markaana aynu noqono laba dawladood oo ka wada shaqeeya maslaxada, iyo Nabadgelyada Mandaqada aynu ku nool nahay. Attack ?? ,,,,,,,,,,,,, You Wish Quote Share this post Link to post Share on other sites