Sign in to follow this  
Qudhac

Khaatumo president... the people of sool and ceyn have rejected us, our millitia have ran away

Recommended Posts

Qudhac   

 

 

 

Daawo Axmed Karaash “Ciidankii Naga Kala Yaac, Gudahana Khaatumo Lagama Ogala Waxaanu noqonayna jabhad dadka dhacda xoolaha iyo Gadiidkaba

Posted to the web on Jul 07

 

Holnews-Axmed CilmiCismaan oo la hadlayay taageerayaasha mashruuca Khaatumo ayaa waxaa uu muddo 30 daqiiqoah ka hadlayay dhaqaalo la’aan iyo kaajo ba’an oo ku haysa Taleex isagoo aad uga hadlay in ciidanka uu meesha ku hayay oo uu qiray in ay ahaayen oo kaliya qoyskiisa ay kala yaaceen.

 

Karaash waxaa uu sheegay in Khaatumadii lagu balamay aysan waxba ka fulin oo wixiiba ay riwaayad noqotaywuxuu caddeyay in balanqaadkii beelaha ee ahaa in ciidan iyo calafba la keeno aan la fulin.

Axmed Karaash waxaa uu aad uga hadlay in gudaha dalka gaar ahaan gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn aan laga

ogolayn wax Khaatumo la yiraahdo dadkuna ay u diideen in ay wax xoola ah siiyaan ciidanka.

 

Waxaa uu qiray Axmed Karaash in aysan jirin ciidan Khaatumo leedahay balse ciidanka uu wato ay yihiin oo

kaliya beeshiisa kuwaaso uu sheegay in ay maalin waliba su’aalo weydiiyaan gaar ahaan “maxaa kaligayaga na

kalifay? miiye dadkii kale? wuxuuna in taa ku daray in ay ku adkaatay sidii uu ugu jawaqbi lahaa.

 

Waxaa uu Karaash caddeyay in lacag la’aan darteed ay ciidankii ka kala yaaceen oo ay isaga tageen inta yar ee

soo hadhay ayuu sheegay in uu ku badbaadin doono wada kasta oo suura gal ah.

Waxaa uu sirasmi ah shaaca uga qaaday in uu bilaabi doono dhicida gaadiidka wadada maraya isla ma,rkaana

ay kala degi doonaan waxa saaran.

 

Waxaa kaloo uu sheegay in uu dadka xoola dhaqatada ah ka soo dhicidoono xoolaha si loogu badbaadiyo ciidanka yar ee beeshiisa ah ee u soo hadhay.

 

Axmed Waxaa uu eedeyan duysha uga tuuray laba Cali(cali Khaliif iyo caliCiise) oo uu sheegay in ay markii hore balan qaadeen in maamulkan iyagu deberidonana balse wax lala yaabo noqotay ayuu yidhi in muddo 7 bilood ah ka dib la baryayo islaan caydh Yurub ku qaadata.

 

Axmed waxaa uu sirasmi ah u shaaciyay in mashruuca Khaatumo ku eg yahay oo kaliya xooga qurbajooga ah oo aan ka war hayn xaalada wadanka isagoo sheegay in dadka gudaha aysan aqoonba wax Khaatumo la dhaho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this