Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland: Hargeysa road to salaxlay under construction big project +VIDEO AND PICTURES

Recommended Posts

Waddada Cad ee isku Xidha Magaalooyinka Sallaxley iyo Hargeysa oo si Rasmi ah Loo Bilaabay

 

Hargeysa(Waaheen) Xaflad hor dhac ah oo lagu dhax dhigayay wada cad ee isku xidha magaalooyinka Sallaxley iyo Hargeysa ayaa maanta lagu qabtay deegaanka isha gobta ee duleedka koonfureed ee magaalada Hargeysa

Xafladda dhagax dhiga waddada Cad ayaa waxa ka soo qaybgalay Ganacasto Cuqaal Salaaadiin Siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah qurba jooga Beesha koonfurta Hargeysa iyo magalaada Sallaxley.

Wadadan oo dhererkeedu dhanyahay 83 KLM ayaa hore u ahayd Waddo caratuul ah ayaa waxa loo qaybiyay seddex waji waxaana maanta la dhagax dhigay wajigii ugu horeeyay oo dhan 13 klm.

Lacagta wadan ku baxaysa ayay gudida u xilsaarani ku qiimaysay kudhawaad 4.5 milyan oo dollar waxaana hore u bixiyay lacag dhan 1400000 $ (Milyan iyo Afar boqol oo kun ) Ganacasade Xaaji Cumar Caydiid sidoo kale haweenweynaha Beesha Sallaxley iyo Koonfurta Hargeysa aya guddoonsiiyeen gudida dib u dhiska waddada Cad lacag hordhac ah oo dhan 82000 $ oo Doollar (laba iyo siddeetan kun)

 

Sidoo kale waxa iyana lacago badan ku deeqay jaaliyadaha beesha ciidagale ee wadamada Norway iyo Ingriiska.

Ugu horayn waxa xafladda furay Sh Cismaan Cali Xuseen oo ka hadlay Qiimayaha ay wadadanu u leedahay adaamaha waxa uu sheegay sh cismaan in qof kasta oo wax ku darsada waddo ay tahay sadaqa jaariya iyo wax uu qofku iska sii horeysiisay oo aakhiro u taalaa waxa uu sheekhu ku booriyay cid kasta oo ka qayb qaadan kartaa waddadan ay dar ilaahay wax ugu darsadaan waxa isna ka hadlay munaasabada Sh Maxamed Cali Geedi oo ah G/Xigeenka gudida dib u dhiska wada Cad waxa uu dadka ku booriyay in aan dowlad iyo haayad midna waxa laga sugin ee dadku isku tashadaan waxaanu ugu duceeyay in ilahaahay uu camalkii janada ay ku galayeen uu uga dhigo qof kasta oo waddadan wax ku darsada waxa uu Sh maxamed Cali Geedi sheegay in dhismaha wadadu uu socon doono xataa habeenkii oo loo diyaariyay laydhkii lagu shaqn lahaa waxa uu sheekhu ka codsaday qof kasta oo muxsina oo wanagaaga iyo waxtarka ummada jeceli in uu waddadan wax ku darsado maxaa yeelay waa sadaqo jaariya waana acmaasha lagu galo janada.

Waxa iyana ka hadlay maayorka caasimada Hargeysa Eng Xuseen Maxamuud Jiciir Goddoomiha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere xoghaya Arrimaha dibada ee xisbiga UCID Maxamaed Haaruun Biixi oo markan ku hadlayay Magaca Jaaliyada Sheffield Xildhibaan Faadumo Jaamac Ileeye oo kamida golaha guurtida ee Somaliland Marwo Faadumo Shaacim Ganacasto madaxdhaqameed iyo qaar ka mid qurbe jooga beesha Ciidagale Weeyne oo dhamaantood ku dheeraaday ahmiyadda ay wadadani u leedahay isku xidhka dalka.

 

 

Wadadan oo ah wado caro tuul ah oo Sannadkii 1940 uu Talyaanigu dhisay ayaa ah wado aad u dheer oo isku xidha somalilad iyo Ethiopia iyo koonfurta Somalia waxay ay ka bilaamataa Hargeysa waxaanay toos u gashaa feerfeer ilaa baladweyne.

Hadii aad doonayso in aad wax ku darsato waddadan oo ah Sadaqad jaariya waxaad kusoo hagaajin kartaa Tabarucaaga Dahabshiil Account:26000. Salaama Bank 60029985 ,Zaad Service:4840000 kuna soo qor dib u dhiska wada Cad ee Sallaxley iyo Hargeysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr osman you can't compete with the majestic city of hargeysa not in a million years you know that i know that the members of SOL know that God knows that President siilaanyo knows that governor faroole knows that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Xaji your just being childish now, U know why I do this dont you not to compete but to rub it in your face that your 20 years behind because I already know Bossaso is leading but its about rubbing it in your face

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Xaji lets be real the best shot of hargeisa u have is of residential areas and Bosaso still beats ya hands down in picturesque

545.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Yo xaji dont make me keep throwing out more pics, You should get the message now. Down-town shots from multiple angles, residential shots, urban shots, etc etc

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa cismaanow meesha ha isku ceebeyn you're dusty village couldn't even compete with Hargeysa 150 years ago when it was called ceelki herer.

 

 

The Majestic hargeysa

 

 

5224367898_e7640e8e28_b.jpg

 

535339_10150766913854106_328046899105_93

 

255v2b5.jpg

 

740.jpg

 

522941_10150899578899250_675814249_96044

 

Somalia-Hargeisa.JPG

 

11bj3tg.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

How will these cities ever be great if you're comparing them to each other? Set the bar a little higher, don't argue your preference for diarrhea over constipation (it's all crap at the end of the day).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this