Xaaji Xunjuf Posted May 13, 2012 Ciidamadda Booliiska oo xidhay Xildhibaan ka tirsan Somaliya oo Madaxweyne Siilaanyo dhawaan cafis u fidiyay iyo saraakiil Xukuumadda ah oo Damiinatay Hargeysa(Waaheen) Ciidamadda Booliiska Madaarka Hargeysa ayaa shalay Xidhay Xildhibaan Muxyadiin Aw Cali oo ka tirsanaan jiray Baarlamaanka Somaliya hase yeeshee Somaliland ku yimi Cafis Madaxweyne Siilaanyo siiyay bishii April dabayaaqadeedii. Xildhibaankan oo Asal ahaan reer Hargeysa ah laakiin In muddo ah aaminsanaa Mabda’a Federalka waxa ay Ciidanka Booliisku ku qabteen madaarka isagoo doonaya inuu u Duulo dalka Jabuuti, hase yeeshee waxa xalay la sheegay inay Damiinteen saraakiil ka tirsan Xukuumadda. Ma cada inuu Xamar dib ugu noqonayay iyo inkale hase yeeshee Ciidamaddu waxay ka shakiyeen socdaalkiisa deg dega ah ee uu dalka kaga baxayo isagoon Muddo badan joogin. Imaanshaha Xildhibaan Muxyadiin iyo Xildhibaano kale oo Reer Muqdisho ah iyo kuwa Reer Somaliland ah ayaa ku soo hagaagay wakhti Dawladda TFG-du Gobolada Somaliya iyo Somaliland ka Urursanayso Salaadiin u xusha Xildhibaano cusub isla markaana u Ansixisa Dastuurka cusub ee qabyada ah, waxaana tan iyo wakhtigaas loo shakisnaa kooxdan xildhibaanada ah eek a timi somliya inay u socdeen Tahriibinta Madax dhaqameedkaasi. Xukuumadda Somaliland wax war ah kamay soo saarin xadhiga Muxyadiin Aw Cali hase yeeshee Ilo wareedyo ku dhaw dhaw Xukuumadda ayaa Waaheen u sheegay xadhigiisa iyo Damiinka lagu sii daayayba Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 13, 2012 For no other reason than he was an MP in our country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 13, 2012 off to Mandheere or they should just deport him back to Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 14, 2012 Xaaji, for which crimes? According to wich law? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 14, 2012 According to somaliland law Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 14, 2012 Which article? Wasn't the old rule to arrest Unionist from Somaliland removed from the constitution? In fact aren't most of them back in hargeysa except for Samater and Buuba? People like Sifir, Kaluun, Abdalle X.Cali, Jamaac Qaalib, etc. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 14, 2012 They were forgiven there is no law that was removed TFG officials if they set foot in Somaliland they will be arrested if they did not ask for forgiveness like qaalib and others.The only law that was removed was that the Somaliland govt can partake in Somalia conferences i don't see that as a green light to allow TFG mps in Somaliland with out being arrested. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 14, 2012 Xaaji Xunjuf;829674 wrote: They were forgiven there is no law that was removed TFG officials if they set foot in Somaliland they will be arrested if they did not ask for forgiveness like qaalib and others.The only law that was removed was that the Somaliland govt can partake in Somalia conferences i don't see that as a green light to allow TFG mps in Somaliland with out being arrested. Xaaji, naga da dee. the man was already forgiven and residing in Hargeysa, he was arrested when try to leave from Somaliland to Djibouti. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 14, 2012 ^^ He was planning to go to Somalia again via Djibouti do you think you can fool me Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 14, 2012 So what? maybe he is visiting family in Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 14, 2012 ^^ What family hahahahahah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 14, 2012 Xaaji, you know I have family in Djibouti and Muqdisho as well. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 14, 2012 Carafaat this man was going there for Politics not For Family and i doubt he has family in Xamar the man is from Hargeysa and not one of the Somalilanders who lived in Xamar back in the days. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qaranki Posted May 14, 2012 They should be charged for fraud for heading to Mogadishu and claiming to represent a people without their consent. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 14, 2012 they claim not to represent Somaliland but a certain clan according to 4.5. And that clan lives in many diffrent parts, not only Somaliland. Do you think Cumer Geelle or Abdi Ileey arrest TFG members from their clans. Quote Share this post Link to post Share on other sites