Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO:KHatumo State oo Olole Iskaa Wax UQabso ah KaBilaabmay Caasimada Taleex Berde KHatumo

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

VIDEO: Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia oo Olole Iskaa Wax U Qabso ah Oo Ka Bilaabmay Caasimada Taleex Iyo Geedka Barakeesan ee berde KHaatumo

 

Lasanod Online. Friday, May 04, 2012

 

 

 

 

Taleex,(lasanod Online)- Waxaa si rasmi ah magaalada Taleex uga bilaabmay Olole Iskaa wax u qabso ah oo lagu dayactiryo dhismayaasha..

 

iyo qurxinta bilcida magaalada Taleex.

 

Ololahan oo ay ka ka qaybqaateen madax sare oo ka tirsan maamulka Khaatumo, waxaa goobaha wax laga qabtay ak mid ahaa dhismaha Berde Khaatumo oo dhawaan ay waxyeelo gaadhay kadib Roobab watay dabaylo oo ka da’ay Caasimadda Maamulka khaatumo ee Taleex.

 

 

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this