Sign in to follow this  
Relentless

Al-shabab We will be taking over puntland soon and rule it under the Quran.

Recommended Posts

Ururka Al-Shabaab Oo Wacad Ku Maray In Ay La Wareegi Doonaan Gacanta Ku Haynta Puntland Dhawaan.

 

Muqdisho (Ramaas) Apr, 27, 2012- Ururka Mayalka adag ee Al-Shabaab, ayaa nidar ku maray in ay dhawaan la wareegi doonaan maamulka Puntland, isla markaana ay dhigi doonaan nidaam Islaami oo Shareecada ku dhaqma.

 

 

Af-hayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage oo u waramayay Idaacada Andulus ee ku hadasha afka kooxdaas, ayaa sheegay in ay xukunka ka tuuri doonaan Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole.

 

Waxa uu sheegay in ay diyaariyeen ciidamo awood leh in ay qaybsadeen deegaamada Puntland,kuwaasoo si toos ah uga amar qaadan doona ururka Al-Shabaab,iyada oo ay daaliyahano tiro badani ku sugan yihiin dhulkaas.

 

“Dhowaan Al-Shabaab Talada Puntland ayay la wareegeysaa, ciidamada Al-Shabaab way joogaan Puntland, Faroole xukunkana waanu kala wareegaynaa, Kitaabka Alle ayaa lagu maamuli doona Insha Allah” ayuu yidhi Sheekh Cali Dheere.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this