Sign in to follow this  
Liibaan

Pics: Raxmaadka Rabi oo Ka Da’Ay Caasimada Taleex Iyo Deegaanada Kale ee KHaatumo State Of SOmalia

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

VIDEO: Roobabkii Gu,ga oo Magaalada Buuhoodle Iyo Dhamaan Maamul Goboleedka Khaatumo State Of SOmalia ka Curtay Maanta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSCN05111.jpg

KHaatumo State Presidential Palace

DSCN0510.jpg

KHaatumo State Presidential Palace

 

DSCN0549.jpg

KHaatumo State Presidential Palace

DSCN0511.jpg

 

KHaatumo State Presidential Palace

DSCN0486.jpg

 

KHaatumo State Presidential Palace

DSCN0554.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSC079613.jpg

 

Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia

 

DSC07960.JPG

 

Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia

 

DSC07964.JPG

 

 

Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia

 

DSC07940.jpg

 

Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Masha'allah Taleex aad ayay dhisantay , waxaan tagay mid 1995 i was Geeljire by then, geela ayaan darminayey ninkii yaqaan baa yaqaan!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Roobaab Ka Da’Ay Caasimada Taleex, Magaalada Xudun, Iyo Qaybo kale oo KHaatumo State Kamid Ah (Daawo Sawirada)

 

 

Roobab Mahiigaan ah ayaa Xalay ka’day Deegano Badan oo kamid ah Maamul Goboleedka KHaatumo State oo ay kamid Tahay Deegaanada Xudun,Taleex,God’aalo iyo Deegano Kale oo Hoos Taga Degmooyinka Xudun iyo Taleex.

 

Xiligan oo lagu jiro Xili Roobaadka Reer Guuraagu Ugu Xiisaha Badanyihiin ee Gu’ga Loo yaqaano ayaa Roobabkii Gu’gu ka De’een si xidhiidh ah deeganadda Ayno soo Sheegnay.

 

Waxaa Xalay Roobka Gu’gu uu saacado Xidhiidh ah ka soconayey Deeganadda Xudun iyo Taleex waxaana qayb ka ah tuulooyin badan oo hoos taga Labadaas Degmo ee Xudun iyo Taleex.

 

Roobabkan ayaan wax khasaare ah gaysen inta nagu maqaaladda ah balse waxa si aad ah ugu diirsaday dadka iyo Duunyada ku dhaqan Deeganadaa uu roobku sida laxaadkaleh ugu da ay

 

DSC00417.jpg

DSC00413.jpg

DSC00410.jpg

DSC00407.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this