Sign in to follow this  
Liibaan

Beelaha Khaatumo, Azaniya, Puntland Maakhir oo Gubiyay Liiska Uga Qeybgalaya Shirka Istanbul

Recommended Posts

Liibaan   

http://hobyonet.com/?p=17730

 

Kadib kulan ballaaran oo Maalmihii ugu danbeeyay ay ku yeelanayeen magaalada Muqdisho Salaadiinta Beelaha Maakhir, Khaatumo, Azaaniya Iyo Puntland ayaa waxa ay isku raaceen in ay ku dhawaaqaan 30 Isin oo ugu qeyb gali doona Shirwweynaha Umadda Soomaaliyeed uga furmaya Wejigiisa 2-aad magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, waxaana ay kala yihiin Magacayadooda.

 

 

 

1- Wakiil Axmed Boqor Cabdullahi Boqor Maxamuud (Puntland State)

 

2-Islam Bashiir Islam cabdulle (Puntland State)

 

3-Islam Ciise Islam Maxamed (Puntland State)

 

4-SuldaanCaliSaciid Awl (Puntland State)

 

5-Islam maxamud islam maxamed (Puntland State)

 

6-Sul;daan C/qani suldaancaliBaalle (Puntland State)

 

7-ugaas xasan Ugaas Yaasiin (Puntland State)

 

8-Garaad Cabdullaahi Cali Ciid (Maakhir State)

 

9-GaraadCaliAxmed (CaliAaar) (Maakhir State)

 

10-Ugaas Axmed Ugaas Maxamed (West Puntland)

 

11-Garaad Maxamed Yuusuf Xasan (West Puntland)

 

12-Ugaas Butinle (West Puntland)

 

13-Ugaas C/raxmaan Cusmaan Sagal (Azaaniya)

 

14-Suldaan Cabdi Suldaan Cali (Azaaniya)

 

15-Ugaas C/laahi Cabdi aar (Azaaniya)

 

16-Ugaas Xasan Ugaas Maxamuud (Azaaniya)

 

17-Ugaas Haaruun Ugaas Dacar (Azaaniya)

 

18-Suldaan Faarax Suldaan Maxamed (Azaaniya)

 

19-Ugaas Aadan Ugaas Ibraahim (Azaaniya)

 

20-Wakiil Ugaas Axmed Bare (Azaaniya)

 

 

21-suldaan C/casiis Cumar Daat (Azaaniya)

 

 

22-Suldaan Cabdi Sheekh (Azaaniya)

 

 

23-Suldaan Axmed Muuse Amiin (Azaaniya)

 

 

24-Nabaddoon Qaasim Dhaqane Amiin (Azaaniya)

 

 

25-Nabaddoon C/saalax Axmed Tunyare (Azaaniya)

 

 

26-Nabaddoon Sheekh Xasan Iftiin (Azaaniya)

 

 

27-Garaad Saleebaan Gaarad Maxamed (Khaatumo State)

 

28-Garaad Jaamac Gaarad Cali (Khaatumo State)

 

29-Gaarad Jaamac Gaarad Ismaaciil (Khaatumo State)

 

30-Ugaas C/laahi Ugaas Nuur (Khaatumo State)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this