Sign in to follow this  
kingofkings

Arday Baratay Qur’aanka oo la gudoonsiyay Shahaado Dugsiga Umul qura Bosaso

Recommended Posts

Xaflad si heersare ah loo soo agaasimey oo shahadooyin lagu gudoonsiinayey arday dhameysay Barashada Qur’aanka Kariimka ah ayaa ka dhacday hoolka dugsiga hoose dhexe ee Umul Qura ee Magalada Bosaaso,

 

Xafladaasi ayaa waxa ka soo qeybgalay dalada waxbarashada ahliga, Aqoonyahano, iyo walidiintii dhalay ardayada Dhameystay Barashada Qur’aanka ee dugsiga Umulqaraa iyo qeybaha kalagadisan ee bulashadada,

 

Waxaa halkaasi hadalo ka jeediyay Masuuliyiinta Iskoolka iyo weliba Waalidiintii ka soo qeyb gashay Xaflada, Ujeedada xaflada ayaa waxaa sharaxay maamulaha guud ee dugsiga hoose dhexe ee umul quraa Mursal Cabdiqaadir Muuse oo umahad celiyeey dhamaan dadkii ka soo qeybgalay xaflada,

 

Maamuulaha ayaa sidoo kale waxa uu waalidiinta ku guubaabiyey in ay kula dadaalaan ilmahooda waxbarashada Gaar ahaan Qur’aanka Kariimka ah.

 

Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay gudoomiyaha dalada waxbarashada ahliga Puntland Maxamed Cali Faarax oo sheegay in uu ku faraxsanyahay ardayda intaan la eg oo dhameysay Qur’aanka kariimka ah, waxaa sidoo kale gudoomiyaha uu ardayada ugu baaqay in ay siiwataan dadaalkooda waxbarasho.

 

Intii ay socotay xaflada waxa ardayda dugsiga hoose dhexe ee Umul quraa ay soo bandhigeen nashidooyiin, kalamado carabi ah iyo wax yaabo kale oo ay dadkii ka soo qeybgalay xaflada uriyaaqeen,

 

Waxaa iyagana dareekooda ka dhiibtay waalidiintii dhalay ardayada dhigata dugsiga hoose dhexe ee Umul quraa, iyagoo sheegay in ay ku faraxsanyihiin caruurtooda dhameysatay Qur’aanka kariimka ah .

 

Ma ahan markii ugu horeysay oo ay arday noocaan oo kale ay ka dhameeyaan dugsiga hoose dhexe ee Umul quraa Barashada Qur’aanka kariimka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
faarah22   

these are the incubators of future terrorists/alshabaab iwm, plz close these useless madrassas. caruurtan faaida uga ma jirto inay carabi kor ka xifdhiyaan.it's really sad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

faarah22;816668 wrote:
these are the incubators of future terrorists/alshabaab iwm, plz close these useless madrassas. caruurtan faaida uga ma jirto inay carabi kor ka xifdhiyaan.it's really sad.

fadlan, this is not the south were warlord turn religious nut cases brainwash kids.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

faarah22;816668 wrote:
these are the incubators of future terrorists/alshabaab iwm, plz close these useless madrassas.
caruurtan faaida uga ma jirto inay carabi kor ka xifdhiyaan
.it's really sad.

Are they not Muslim? Or you think people get taught the kind you got traumatized by in the south?

Share this post


Link to post
Share on other sites
faarah22   

have you forgotten al ittixaad ? whenever children are exposed to narrow minded teaching like that anywwhere, the results are predicable.

Share this post


Link to post
Share on other sites

faarah22;816694 wrote:
have you forgotten al ittixaad ? whenever children are exposed to narrow minded teaching like that anywwhere, the results are predicable.

that was the 90s and besides today PL has a functioning government/school system that comes under the government. therefore, your fake concern is not warranted. fadlan, do exist the thread if you have no more constructive argument to present.

Share this post


Link to post
Share on other sites

war u kaadsha, this is not what you think , this formal school which is a supplement to regular Madarasas , they teach Qur'aan in the morning and the kids come back in the afternoon for formal schooling. these types of institutions are run by moderate educated reer Bari as far as i know in Bosaso. and since when Jilbaab and Khamis made people becoming future terrorist. ha xishoodo.

 

FYI the guy in third picture from Up is PHD holder i believe he run this school.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this