Sign in to follow this  
Peacedoon

Ahlusunnah retake city after fierce fighting

Recommended Posts

Ahlu Sunna oo dib u qabsatay

Dhuusamareeb kadib markii saaka markii

saaka ay gacantooda ka baxday

Wararka ka imanaya magaalada Dhuusomareeb

ee gobolka Galgudud ayaa sheegaya in ay u

suurtogashay in ururka Ahlu sunna ay dib u

qabsadaan magaalada Dhuusomareeb oo saaka

waaberigii ay la wareegeen gacan ku haynteeda

ciidamo ka tirsan Alshabaab.

Wararka ayaa sheegaya in gurmad xoog leh oo

u yimid Ahlu Sunna ay suurtogelisey inay dib u

qabsadaan magaalada Dhuusomareeb

Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay

dagaalkii maanta ka dhacay magaalada

Dhuusomareeb iyadoo wararka qaar ay

sheegayaan in dagaalkan ay dad ku dhinteen

dhaawac badana uu jiro.

Ciidamada saaka la wareegay magaalada

Dhuusomareed ee daacada u ah ururka

Alshabaab ayaa la sheegay in ay ka geysteen

bililiqo xoogan oo inta aysan ka bixin magaalada

ay hore u sii qaateen hanta fara badan oo

gaadiid uu ka mid yahay.

Ma aha markii ugu horeysey ee ururka

Alshabaab inta uu qabsado magaalada

Dhuusomareed kadibna dib looga qabsado.

Hase yeeshee sanadkan 2012ka ayaa ah markii

ugu horeysey ee magaalada Dhusomareeb uu

dagaal ka dhaco.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this