Sign in to follow this  
kingofkings

Bosaso Market

Recommended Posts

Waxaa aad isu bedeley muuqaalka suuqa ugu weyn Puntland ee Boosaaso wixii ka danbeeyey bishii 12-aad ee sanadkii hore ee 2011 xiligaas oo ahaa markii uu dabka aadka u xoogani qabsaday.

 

Dhismayaashii qadiimka ahaa ee uu horay suuqu ugu oollaa ayaa intooda badan dib loo dhisay taas oo aad u bishay muuqaalka suuqa kana dhigtay mid aad uga qorxoon sidii uu markii hore ahaa.

 

Wadooyin waaweyn oo aan ciriiri ahayn ayaana suuqa kasoo dhex baxay, waxaana ku soo kordhay qaybo cusub oo hor leh iyo hoolal waaweyn oo ganacsi.

 

Inkastoo weli uu dhisme ku socdo qaybo kamid ah suuqa waxaa hadana dadka reer Boosaaso iyo guud ahaan Puntland ay si aad usoo dhoweynayaan dib u dhiska balaaran ee suuqa lagu sameeeyey.

 

Wayna adag tahay in qof bilo kahor magaalada Boosaaso ugu danbeysey uu xiligan garto sidii uu suuqu u kala qaybsanaa maadaama uu yeeshay muuqaal si aad ah uga gedisan kii isku raranka iyo cooshadaha ahaa ee uu horay u lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I am very satisfied with the electricity cables not being swung across poles, which actually I think contributed to the market blaze. I am happy to see the market is rejuvenating and its doing so alot more better then it was before. Dad badan ayaa ka naxay Bosaso iyo horumarkooda, waxa dhiman in magalada laga wada dhigo laamiyo iyo superhighways

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;805499 wrote:
I am very satisfied with the electricity cables not being swung across poles, which actually I think contributed to the market blaze. I am happy to see the market is rejuvenating and its doing so alot more better then it was before. Dad badan ayaa ka naxay Bosaso iyo horumarkooda, waxa dhiman in magalada laga wada dhigo laamiyo iyo superhighways

:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this