Sign in to follow this  
Dr_Osman

General Carays Blasts Al-Shabab You cant stop our Military Force, Economy, and Oil

Recommended Posts

Dr_Osman   

Garoowe:”Waxba ma u dhimi karaan Alshabaab Shidaalkeena Iyo Dhaqaalaheena Awooda ciidankeenana uma babac dhigi karaan”Gen. Careys.

5. march 2012

Garoowe:(Allpuntland)-Taliyihii hore ee ciidamada Daraawiishta Puntland Hadana kamid ah La taliyeyaasha Madaxweynaha Puntland oo Dhanka Amaanka kala taliya Jen.Cabdullaahi Cali Mire (Careys) ayaa ka hadlay Iskudayada iyo Weerarada ay kooxda Alshabaab kawadaan meelo kamid ah gobolka Bari ee Puntland isagoona sheegey in iskudayadaas iyo Tilaabooyinkaasi aysan ahayn kuwo saamayn ku yeelan kara arimaha Amaanka iyo jiritaanka Puntland.

S/Gaas.Cabdullaahi Cali Mire Wuxuu sheegey in aysan baqdin ka qabin Weeraro lamid ah kii maalin ka hor ka dhacay Duleedka magaalada Boosaaso wuxuuna sheegey in hadii ay iskuday kasta sameeyaan Malayshiyaadka Shabaab ee buuraha Galgala ku dhuumalaysanaya aysan u babac dhigi karin ama aysan iska difaaci karin Cadaadiska uga imaanaya ciidamada Puntland ee difaaca kujira.

La taliyaha dhanka Amaanka ee Madaxweynaha Puntland Wuxuu sheegey in aysan ula muuqan in ay Alshabaab ka dhabayn karaan hadalkii ay dhawaan sheegeen ee ah in ay carqaladaynayaan Shidaalka qodistiisu ka socoto dooxada dharoor, Ugu danbayna wuxuu shacabka ku dhaqan goobaha ay Alshabaab kusuganyihiin ugu baaqay inay ciidamada Amaanka gacan siiyaan si loosoo afjaro xoogaaga yar ee ka haray Ururka Alshabaab.

Xafiiska Wararka Allpuntland, Garoowe.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Excellent speech, Shabab you stand no chance in puntland, you stood no chance at our weakest moment in 92, what makes you think that you stand a chance against puntland now, when it not only possesses a strong military but also a strong marine, and a capable airforce and a functionining intelligentsia

Share this post

Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;799023 wrote:

may be you wouldn't express yourself this ''free'' in afgoye corridor. the cyber is a free world really

Share this post

Link to post
Share on other sites

sharma-arke451;799067 wrote:
may be you wouldn't express yourself this ''free'' in afgoye corridor. the cyber is a free world really

how are you different? you're here are you not? get your head out of your's a@@

Share this post

Link to post
Share on other sites

sharma-arke451;799069 wrote:
funny though, don't you sound.

i'm sorry, can you repeat. apparently i don't speak gibberish. boy speak up! what are you trying to say?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Hustler   

Excellent speech, Shabab you stand no chance in puntland, you stood no chance at our weakest moment in 92, what makes you think that you stand a chance against puntland now, when it not only possesses a strong military but also a strong marine, and a capable airforce and a functionining intelligentsia

Ok was there al shabab in 92... Now am confused

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this