Sign in to follow this  
The Hermet

Alshabab We will conquer from Puntland to the Kenyan Border And We Have Now Obtained The Means...

Recommended Posts

Cali Dheere: “Al-Qaacida Midowgii aan la midownay wuxuu noo suurtagelinaayaa inaan qabsano Min Raas Casayr ilaa Raaskambooni..”

 

Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali dheere) ayaa ka hadlay sababta ay ula bahoobeen Al-Qacida iyo dagaalyahanadii Buuralayda Gal-Gala in ay tahay qorshe ay ku doonayaan inay ku qabsadaan inta u dhaxeysa Raas Casayr ilaa Raaskambooni.

 

Cali Maxamuud Raage (Cali dheere) Afhayeenka Shabaab ayaa sheegay in midowgaasi ay la galeen Al-Qacida iyo dagaalyahanadii Gal gala ay tahay mid ay ku xoojinayaan awoodooda, wuxuuna sheegay in awoodaasi ay yeesheen inay u saamaxayso inay qabsadaan Soomaalya gees ka gees.

 

Afhayeenka Shabaab wuxuu cadeeyay inay u korartay awood balaaran, wuxuuna sheegay inay awoodaan inay la wareegaan Soomaaliya oo idil, islamarkaana la arkayo maalmaha soo socda awoodooda.

 

Dhanka kale wuxuu Afhayeenka ka hadlay Shirkii London lagu qabtay Todobaadkii hore, isagoo shirkaasi ku tilmaamay inuu la mid yahay kii lagu qaybsaday Africa ee Gumaysiga lagu geliyay sanadii 1884-tii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this