Sign in to follow this  
General Duke

Siilanyu destroyed Somaliland...Secessionist Editorial, Serialized by Duke

Recommended Posts

General Duke;785213 wrote:
Waxyaabaha Taariikhdu qori doonto waxa ka mid ah:

 

1. Siilaanyo waxa uu taariikhda ugu suntanaandoona inuu Somaliland gacantiisa ku burburiyey oo ummad dhan masiirkoodii afka ciidda u geliyey taas oo uu masuul ka noqon doono.

 

2. Reer Somaliland 1960gii waxay dhiibeen waddankoodii waxaana loo bixiyey *******. Maanta maxaa loo bixin doonaa?

 

3. Somaliya waxa ay ka gaashaamandoontaa inaanay Somaliland mar saddexaad u kicin raggii 1961kii ka dhiidhiyey dulmigii dawladdii 1960kii iyo 1982kii dawladdiiSiyaad Barre ee SNM.

 

4. Inaan qof dambe oo ka soo jeeda Somaliland in qof kale oo isna ka soo jeeda Somaliland ka aqballi doonin waa nayla dulmiyey ama xukuumad Somaliya ah baa wax i yeeshay.

 

Doodo iyo su'aalo badan baa iman doona waqtigeeda ayaan eegi doonaa haddii ilaahay ka dhigo.

Poor secessionists, they have to eat their own droppings.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this