Sign in to follow this  
FreshPrince

Awdal State President and his Delegation Arrive In Mogadishu

Recommended Posts

War deg deg ah Madaxwaynaha maamul goboledka Awdal State iyo wafti uu hogaaminaayo oo si heer sare loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho

 

Wafti balaaran oo uu hogaamainaayey madaxwaynaha maamul goboleedka Awdal State mudane Rashid Aw Nuur Xirsi ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Mogadisho ,waftiga iyo madaxda lasocotay ayaa waxay ka dageen madaarka caalamiga ah ee Aadan Cade International Airport saacadu markay ahayd cabaaro 9:30 subaxnimo waxaaana halkaas u soo dhaweeyey madaxsare oo ka tirsan dawlada Federalka Somaaliya,Xildhibaano iyo dadwayne aad u faraban oo luxaayay caleemo qoyan,waxaanand ka daawan kartaan caawa Universal TV iyo TVga qaranka Soomaaliyeed wacdaraha halkaa ka dhacay.

 

 

 

Waxaan dhawaan idiin soo gudbin doonaa sawirada iyo waxii kale warar ah ee aan ka helno waftiga,,,,,,,,,,,,,,,,,

 

kale soco Awdalsytate.com

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this