Sign in to follow this  
Somalia

Galmudug leader fired... again, then he fires parliament

Recommended Posts

Somalia   

(Hadhwanaagnews) Tuesday, December 20, 2011

Gaalkacyo(HWN) Xildhibaano Ka tirsan barlamanka Galmudug ayaa sheegay in ay Xilkii Ka Qaadeen Mar Kale Madaxweeynaha Galmudug State

 

Gaalkacyo(HWN) Xildhibaano Ka tirsan barlamanka Galmudug ayaa sheegay in ay Xilkii Ka Qaadeen Mar Kale Madaxweeynaha Galmudug State Madaxweyne Caalin oo dhawaan ay Xilka Ka tuureen

dhawaan shir ay yeesheen Barlamanka Galmudug ayay Xilka Kaga xanyuubiyeen madaxweyne Caalin hayee shee ma aysan Noqon mid hir gasha in ay xilkaa ka tuuraan diidmo yo is qab qabsi kadib uu Xilka sidiisii usii Hayay

 

Xasan Maxud Heyl oo ah afhayeenka Barlamanka galmudug oo shir jaraa,id Gaalkacyo ku qabtay ayaa sheegay in ay xilkii Mar kale Ka Tuureen Madaxweyne Caalin oo ay ku eedeeyeen in uu musuq Maasuqo hantida dadka iyo Tan dhaqaalaha Maamulka sidaana ay jagada kaga Tuureen

 

Muranka ka dhex aloosan barlamanka iyo madaxweyne Caalin ayay Keentay in dhamaan laka diro barlamankaasi kadib markii Maalinkii shalay uu war saxaafdeed uu ku sheegay Madaxeynaha in uu kala diray xildhibaan Kadib Markii ay ku fashilmeen Howlihii loo egmaday

 

Dadka siyaasada indha indheeya ayaa ka hadlay qilaafka xoogan ee ka dhaxeeya barlamanka Maamulkaasi iyo madaxweynahooda ayadoona ay ku Tilmaamen mid fowdo ah oo sidii caruurtii oo kale ay udhaq mayaan

 

Wariye Xasankuuriya

 

Hadhwanaagnews/office Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this