Sign in to follow this  
Skeptic

Abortion and Somali folks: The Gruesome truth (Somali and English).

Recommended Posts

Skeptic   

Assalaamu Caleykum

 

I have been a fan and a member of SOL for such a long time but this is my very first post.

 

I am preparing a talk at a Somali youth conference in Lewiston, Maine (USA). I wanna talk about abortion and how its becoming more common within the Somali community. I was utterly shocked by what i am hearing and seeing. That abortion rates are rising more then three times higher then the state average within Somali folks in the state of Minnesota and a few other states as well as Canada. To make things worse, STD and HIV diagnoses are as high within Somali folks. One of the comments I came across was that Somali high school girls were leaving school during lunch breaks to have abortion! One Somali man who said he was a teacher at a school said that his biggest problem with Somali students (girls) were that they browse porn sites on the school computers bypassing computer security!

 

This is how this topic grabbed my attention. A friend of mine studying at the University of MN was doing a project on abortion and she wanted to interview someone at a pregnancy crisis center across the street from our neighborhood. I went with her out of curiosity. The lady there talked about abortion and the the physical and spiritual problems related to it. (the process is gruesome! they stop the baby's heartbeat using an injection then start chopping the baby into pieces using an instrument [scissors] through the women's vagina. They cut each limp and the rest of the baby's body then suck it out in a small tube connected to a vacuum.)

As we were leaving, i was looking around the shelves and my eyes caught a book that looked like a copy of The Quran in Somali. Upon a closer look, the cover read 'Kitaabka Quduuska; (holy bible). I was kinda surprised. I asked the lady if she had the Somali bible because of Somali clients and she said, "yeah, we got a few Somali clients every now and then" I was shocked. I asked her what they come for? and she said that most of them are pregnant and they are seeking abortion and we try to stop them from doing it. I asked her what are the reasons they want to abort the babies and she said a lot of them are running away from family shame and some of them were married but pregnant with babies that do not belong to their husbands! The shocking thing was that she said when I meet such women, I tell them, "Isn't this bad in your religion and your culture?!" One of the last questions I asked her was how often they get Somali clients at that center and she said about 10 a month (apparently the place is famous among Somali women as the woman was surprised herself. Its about 20miles south of Minneapolis and Somali ladies come from all over. She even said that there was a Somali 'community leader' who contacted her about opening a pregnancy center of his own in Minneapolis). But those are only the ones seeking help and not wanting to abort their babies. In a lecture by Sheikh AbdiGhani Bashir from Kenya on one of his visits to Minnesota, he said that on a single night, 40 Somali ladies had abortion in HCMC! I had to rewind the video to make sure because I did not believe it the first time.

 

Now, I really want to bring awareness to this matter and I need help. I am looking for any sources and stats to use (its really hard to get stats from abortion clinics because of 'privacy' they say. They all think you are trying to bust them.) I also want to know if anyone has any information regarding this issue (working at a clinic or know someone that does.)

 

And finally, I really wanna hear the opinion of everyone of you and whether any of you know someone that had an abortion.

 

Thanks much. I am really looking forward to reading your comments and reactions. Below is a paper I wrote about the issue in Somali and posted it on an e-mail group that is run by Council of North America Somali Imams.

---------------------------

Somali:

 

Assalaamu Caleykum

 

..... Aniga oo turjumaan ahaa markaas ayaa waxaa la’ii direy parent-teacher

conference inaan kasoo turjumo. School-ka waxa uu ahaa Edison High

School oo ku yaal Minneapolis. Waxaa dhigata ardey Somali ah oo badan.

Waxaa la filayey iney timaado 19 qoys/waalid oo Somali ah (9th grade

only). Meesha markaan tagey laakiin, kaligey ayaa Somali ahaa. Nus-

saac illaa hal-saac ayaan joogey oo aan sugayey waalid Somali ah

laakiin cidna ma imaan. Waxaa la’i dooransiiyey inaan iska baxo ama

aan joogo oo aan iska dhageysto waxa la sheegayo. Waxaa jecleystey

inaan xoogaa dhageysto waxa meesha lagu hayyo. Dhawr sano ka’hor ayaan

high school Minnesota uga baxey. Waxaan jecleystey inaan fiiriyo waxa

iska badaley iskuulada iyo Minneapolis schools sida eey u shaqeeyaan.

Wixii meesha lagu hayey waxaa i yaab galiyey hal wax oo kamid ah.

Waxaa la iclaamiyey in iskuulka clinic lagu soo dari doono. Waxaa

ardada la siinayaa ‘free health care.’ Waa baaritaan caafimaad iyo

hawlo kale oo bilaash ah waxaa jooga dhakhtar iyo nurses. Waxey ila

aheyd arrin fiican illaa lagasoo gaaro qodobkii ugu danbeeyey ee ku

sabsanaa clinic-ga. Waxa uu ahaa in clinic-ga ardeyda eey ka heli

karaan ‘condoms iyo birth control pills’ oo bilaash ah. Waxa eey sabab

uga dhigeen iney ka hortagayaan uurka iyo dhalmada badan oo ku dhacda

gabdhaha high school-ka wali ku jira.

Ardeyda Somlida ah maxaa ka celinaaya marka?! Haddii gabadhii lagu

dhoho ninkaad rabto u tag uurna ma qaadeysid, waalidna uusan ogeyn,

raggiina eey had iyo jeer daba joogaan maxaa celinayaa?! Kiniinka

dumarka eey u qaataan ka hortagga uurka waxa uu keenaa dhibaatooyin

badan. Sida loo qaato waa process dheer oo ah sida uu yahey in loo

raaco. Haddii waxyar sidii la rabey uusan noqon, dhib weyn ayaa ka

imaan karo oo sababi karo ilamaha oo uurka ku dilma (miscarriage) iyo

cudurro badan. Cudurka autism-ka ilmaha ugu badan ee ku dhasha waa

Somali. Minnesota iyo meela badan oo Yurub kamid ah (gaar ahaan

Sweden) waxaa ka socdo cilmi baaris badan oo lagu raadinayo sababta

ilmaha Somalida ah uu cudurkan ugu badanyahey.

Arrintan waxey gogol dhac u tahey dhib ka weyn oo aan hoos ku xisi

doono (Insha’ALLAH) ….

----------------------------------

Gabadh aan is naqaan oo University of Minnesota ardey ka ah ayaa waxaa

loo diray project ku saabsan abortion-ka (ilmaha oo la'iska soo rido.)

Gabadha oon daris nahey ayaa waxaan u raacey meel 'pregnancy center'

ah. Waxaa loogu talo galey ka hor'tagga abortion-ka. Waxaa inta badan

yimaada dumarka uurka leh ee aan dooneyn ilmaha iney dhalaan ama eey

kor'sadaan. Dumarkaas waxaa inta badan lagu baraarujiyaa iney ilmaha

dhalaan ooyna kor'sadaan haddii kale iney siiyaan qoys doonaya inuu

korsodo. Waxaa looga sheekeeyaa oona looga digaa dhibaatooyinka

abortion-ka.

 

Meesha markaan tagney ayaa waxaan la kulanney director-ka oo ah

haweeney Jenis lagu magacaabo. Jenis waxey tiri muddo 25 sano ka badan

ayaan hawlahan ku jiray. Waxey aheyd haweeney damiir leh oo aaminsan

hawshaha eey qabaneyso. Diinteeda ayey si'aad u xoogan ugu dhagantahey

waa ‘devote christian.’ Jenis, waxa eey nooga sheekeysey dhibaatooyin-

ka heysta wadankan iyo fitnada ka jirta. Waxa aan weydiiyey waxa ugu

yaabka badan oo eey meesha ku aragto waxeyna ii sheegtey iney tahey

mararka qaarkood iney u yimaadaan gabdho 12 ama 13 jir ah oo uur leh.

Gabdhahaas in badan oo kamid ah waxaa uureeya nin qoyskeeda kamid ah.

 

Sheekadii marka eey dhamaad noo mareyso oo aan isu taagney inaan soo

baxno ayaa waxaan arkey kitaab u eg inuu yahey Qur’an (nooca loo

yaqaan ‘Fahad’) oo Somali ku turjuman. Markii aan ku dhawaadey ayaa

waxaan arkey iney ku qorantahey Kitaabka Qudduuska (holy bible.) Waan

yaabey! Jenis ayaa waxaan ku iri, “bible Somali ah ayaa kuu yaal ee ma

dumar Somali ah ayaa kuu yimaada?” Jenis waxey si fudud oo aan iyada

yaab ku aheyn iigu jawaabtey ineey Somali badan u timaado. Waxaan

weydiiyey da’da dumarka u yimaado iyo sababaha eey u yimaadaan. Waxey

tiri waxaa u badan dumar u dhexeeya 20 illaa 30 sano. In badan oo

kamid ah waxey tiri waa ardey high school ku jiri ama mar dhaw ka

baxey oo college ku jira. In badan oo kamid-ahna waxey tiri waa dumar

qoys leh oo gogol-dhaaf sameeyey oo doonaya iney ilmaha uurka ku jira

nimankooda iyo qoyskooda ka qariyaan. Jenis intaas waxey ku dartey

kalmad iga nixisey. Waxey tiri markey ii yimaadaan dumarkaas oo kale

waxaan ku dhahaa “Diintiina iyo dhaqinkiina xaaraam iyo ceeb iyo

foolxumo ayey ku tahey waxan aad sameysey ee maxaa kugu watey?!” Waxaa

kale ooy tiri, “Dadku waxey la yaaban yihiin Ilaahey waxa uu dadka u

ciqaabayo. Waxa eey sameynayaan ma’arkaan miyaa?!” Anigii oo yaabban

ayaa waxaan weydiiyey dumarka eey aragto inta eey dhanyihiin guud

ahaan. Waxey tiri bishii waxaan aragnaa illaa 10 hawween oo Somali

ah!

Meesha waa meel 20miles u jirta Minneapolis. Jenis waxey tiri Somalida

qaar ayaa waxey uga yimaadaan Minneapolis iyo meelo kale. Waxaana la

yaabaa ayey tiri sida eey nooga war heleen waxeyna ii sheegaan in

Somali badan eey ka maqleen wanaaga meesha iyo daryeelka wacan. Xattaa

waxaa isoo wacey ayey tiri ‘community leader’ Somali ah oo doonayey

inuu furto ‘pregnancy center.’

Intaa waxaa ka daran dumarka aan cidna kala tashan iney ilmaha iskasoo

ridaan. Boqolaal gabdhood oo Somali ah ayaa ilmaha iskasoo rida bil-

kasta. Sheekh CabdulGhani Bashir oo Kenya kamid ayaa waxaan ka maqley

mar uu joogay Minnesota in HCMC (Hennepin County Medical Center) hal

habeen oo kaliye 40 gabdhood oo Somali ah abortion loogu sameeyo!

Waxaa kaaga daran inaad ogaato in abortion rate-ka Minnesota ee

Somlida shan-jibbaar uu yahey (Somali abortions are 5x greater then

average.) Xattaa gaaladii caddaanka iyo madowga iyo indho-yarta,

Somalida ayaa shan-jibbaar ka badan! Iskuulada qaarkood rag ka

shaqeeya ayaa waxey sheegayaan in gabdhaha qaarkood oo 15-16 jir ah

iney wakhtiga qadada eey baxaan oo eey ilmo iskasoo ridaan!

SubxaanALLAH!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this