Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu stability Garowe conference = end game for the war

Recommended Posts

Shirkii ugu balaaraa oo Arimaha Soomaaliya looga hadlo laguna qabto Dalka gudihiisa oo Garowe ka furmi doona

 

 

Muqdisho(Puntlandi.com) Shirkii Wadatashiga ee Arimaha Soomaaliya qaybtiisii labaad oo lagu waday inuu Garowe ka dhaco ayaa dhowr jeer dib loo dhigay, Sababta dib u dhaca keentay ayaa sida aan xogta hada ku helnay ahayd mid la xiriirta balaarinta shirka iyo kordhinta ergooyinka imaanaya iyo in shirku noqdo mid si heer sare ah loo abaabulay iyo inuu noqdo mid miro wax ku ool ah ay kasoo baxaan.

 

Hadaba shirka ayaa hada la go’aanshay inuu dhaco 9 diseembar(09.12.2011) Wuxuuna sida balantu ahayd ka dhacayaa Caasimada Puntland. shirkaan wuxuu noqonayaa kii ugu balaarnaa ee dalka gudihiisa lagu qabto, Waxana kasoo qayb galaya ugu yaraan 140 ergo oo kakala socda qaybaha kala duwan ee Soomaaliya, haba u horeeyeene TFG, Dowlado goboleedyada, Ururada siyaasada, qaybaha Bulshada, Qurba joogta, Dhalinyarada, Isimada iyo Puntland oo marti loo noqonayo, shirkana marti galinaysa.

 

Xogtaan ayaa ah mid warbaahinta Puntlandi.com ay si gooni ah u heshay, ilaa hadana lamasoo bandhigin balse dhowaan ayaa bulshada loosoo bandhigi doono. Dowlada ku Meelgaarka ah ayaa saxaafada usoo bandhigi doonta.

 

Puntlandi.com

Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this