Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland to get $13 Million USD from JPLG for paved road in the capital and tree planting in Garowe

Recommended Posts

JPLG oo la ansixiyey PL 2012

 

26 Nov 26

 

GAROWEONLINE

 

Waxaa magaalada Kampala ee Uganda lagu soo gaba'gabeeyey shir qaatey hal maalin,kaasi oo ka qaybgaleen xunbo matalayey Puntland,Somaliland iyo DF Somalia,iyadoo shirkaasi diiradda lagu saarayey waxqabadka mashuurca horumarinta dawlada hoose (Join Programm Local Goverment) JPLG ee Soomaaliya sadexdi sano ee la soo dhaafey iyo sanadka soo socda ee 2012.

 

Shirkaasi ayaa waxa dowladda Puntland loogu ansixiyey lacag dhan Labo iyo Toban Malyan iyo Sagaal Boqol oo Kun oo Dollar(12,900,000$) sanadka soo socda ee 2012 in ay ku fuliso mashruucaa JPLG oo sadexdii sano ee la soo dhaafey qaab tijaabo ah uga hirgaley dagmooyinka Garowe ,Galkacyo Qardho iyo Bossaso,waxana ay sheegeen in ay ku farxeen qaabka shaqadu uga qabsoontey degmooyinkaasi.

 

Duqa degmada Garowe Cabdi casiis Nuue Cilmi Koor oo Radio Garowe siiyey waraysi gaar ah ayaaa sheegay in si wanaagsan uu ku soo dhamaadey kulankaasi islamarkaasina ay ku farxeen hayadihii wadey mashruuca JPLG waxqabadka Puntland.

 

Dhinaca kele Duqa ayaa Radio Garowe u sheegay inuu jiray shir ay Nairobi kula galeen hay'adaha Puntland ay wada shaqeeyaan,waxaana uu sheegay in shirkaas uu wasiirka deegaanku oo hormuud ka ahaa,ayna caasimada Puntland dhirayn laga bilaabi doono dhowaan.

 

Mashruuca JPLG ayaa waxa ku bahoobey shan hayadood oo ka mid ah Qaramada Midoobey,waxana ka mid ah ah shaqadiisa horumarinta dawaldda hoose,baahinta xukunka iyo dimoqraadiyenta.

 

Halkan ka Dhagayso waraysiga duqa Garowe uu la yeeshay Maxamed Timire

 

5553505490_8e417ab194_t.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

What or who is JPLG?

 

UN Joint Programme on Local Governance and Decentralised Service Delivery (JPLG).

 

The JPLG is designed to contribute towards:

 

The Somali Reconstruction and Development Programme 2008 –12 (RDP) priority/goal(s) of deepening peace, improving security and establishing good governance and investing in people through improved social services, and specifically to the RDP target outcome of ‘Decentralised service delivery achieved in all of South-Central Somalia, Puntland and Somaliland.

 

It follows a comprehensive approach to rendering local governments as credible basic service providers, and strengthening civic awareness and participation in decision making. The JPLG covers Outcome 1, sub outcome 1.3 of the United Nations Somali Assistance Strategy (UNSAS) 2011 -2015.

 

Current donors to the JPLG

 

EC, DFID, SIDA (Sweden), USAID, Italy, Norway, Denmark, UNDP and UNCDF.

The overall objective of the programme is that local governance contributes to peace and equitable priority service delivery in selected locations.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Very good news, but the roads in Garowe are good already, I hope more roads connecting places in Mudug, they are not good at all.

 

Also Xudun and Badhan, those places should not be left out!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this