Sign in to follow this  
Jacaylbaro

TACSI IYO TIIRAANYO - Mudane Indho-Buur

Recommended Posts

TACSI IYO TIIRAANYO

 

Waxay warar cusubi sheegayaan inu mar dhawayd ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, wakiilkii Somaliland u fadhiyay dalka Kenaya, Maxamed Axmed Nur "Indhobuur".

 

Waxan marxuumka ilaahay uga rajaynayaa inu godka u nuuro, naxariistii jannona ka waraabiyo, ehelkiisii, xigtadiiisii iyo dhammaan qaranka Somaliland-na samir iyo iimaan ka siiyo....Amiin

 

Marxuumku wuxu ahaa, halyay qaran oo door weyn ka cayaaray xidhiidhka fiican ee ka dhexeeya Somaliland iyo Kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nairobi(HWN) Waxaa Daqiiqado ka Hor Magaalada Nairo Ee Dalka kenya Ku Geeriyooday allahUnaxariistee safiirkii Somaliland Ee Ufadhiyay Dalka Maxamed axmed indha buur ayadoona War kaan aan Ka Helnay wariyaheeneena Dalka Kenya Wariye amran Dheeman

 

Wariye Amran ayaa Noo Xaqajiisay Geerida safiirka ayadoona Geeridiisa ay Ka soo Wareegatay Daqiiqado Kuna Geeriyooday Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya

 

Maxamed axmed indha buur ayaa Hada ahaa safiirka somaliland Ee Dalka kenya asagoona Lagu xasuusto Wax Yaabo badan uu uqabtay Jaaliyaada Reer Somaliland Ee Ku dhaqan dalka Kenya iyo isku Xirka Dalalka Kenya iyo Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Inalilah Wainailahi rajicuun.May Allah give sabr to his family and close relatives.I supported his appointment as he was a man with many years of Kenyan political experience.Hopefully someone steps upto the plate and fill the void in advancing Somaliland interest

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Inaalilaahi wa inaalilaji rajicuun ilahay ha u naxariisto Safiir Indho buur ilahay Jannada ha ka waraabiyo. Indhobuur has done a lot for the country and for the people. And for that we always will remember him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this