Sign in to follow this  
General Duke

Puntland security Minister and top comander fly to Mogadishu

Recommended Posts

HOME

ABOUT/MISSION

CONTACT US

SOMALI LINKS

RADIO GAALKACYO

RADIO GAROWE

RADIO DALJIR

RSS FEED

 

HOMEBOGA DADWEYNAHANEWS IN ENGLISHSPORTWAREYSIYO/FIKRADAHAWARKA

Wasiirka Amniga Puntland Col.Khaliif Cisa Mudan iyo Taliyaha Daraawishta Gen.Siciid Dheer Oo Ka Dhoofay Galkacyo Una Duulay Muqdisho.

Posted by pi on October 26th, 2011

 

Galkacyo(Puntlandi.com);- Masuuliyiinta katirsan xukumada Puntland ayaa safar shaqo ugu anbabaxay magalada Muqdisho ee casimada Somaliya.

 

Wafdigan waxaa hogaaminaya Wasiirka Amniga xukumada Puntland Col.Khaliif Ciisa Mudan iyo Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland Gen.Siciid Dheere waxaana maanta ay ka dhoofeen garoonka diyaaradaha magalada Galkacyo.

Ujeedada socdaalka Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa lagu micneeyay xoojinta dhinaca amaanka ee Puntland iyo TFG waxaana safarkooda muqdisho uu dabayaal booqashooyinkii Puntland ay kuyimaadeen wasiiro iyo taliyaha ciidanka xoga dalka Somaliya.

Waxaa lagu wadaa in kulamo ay laqaateen madaxda sare ee xukumada Somaliya waxaana wadahadalada awooda lagu saaridoonaa sidii looga wadashaqaynlahaa adkaynta amaanka.

Sidoo kale waxaa jira mashruuc ay maalgalinayso UNka kaa oo qayb ka ah booqashooyinka madaxda TFG iyo kuwa Puntland kaa oo salka ku haya qorsha guud ee Qaranka.

Wararka ayaa sheegayaa in Madaxda Puntland booqashadooda Garowe ay qayb katahay hadaladii dhawaan ay shaacisay xukumada Puntland taa oo ku aadanayd in ciidamo Amisom ah la keenidoono deganada Puntland.

Bilihii udanbeeyay waxaa muuqday isku xirnaan iyo wadashaqayn u dhaxaysa Xukumada Puntland iyo Dawlada KMG ah.

Ali

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this