Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The Newest BACAAAAAC

Recommended Posts

Xiriirka cusub ee Kenya la bilowdey Somaliland

 

Dawladda Kenya ayaa dib u soo nooleyneysa siyaasada xagaldaacinta ee ay Soomaaliya ku hayeen muddooyinkii la soo dhaafey, waxaana maanta booqasho ku tegey magaalada Hargeysa ee xarunta u ah maamulka Somaliland ergey uu soo direy raysalwasaaraha Kenya Raila Odinga kaas oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyey Hargeysa, waxaana uu cod dheer ku sheegay in Raysalwasaaraha Kenya Raila Odinga booqan doono Hargeysa taas oo calaamad u ah sida Kenya uga shaqeynyeso kala goynta dalka iyo qaybintiisa, booqashadaas oo noqon doonta mid aan sharciyada caalamiga ah meel looga heleyn laakiin muujineysa in uu yahay cadaadis la saarayo Dawladda kumeelgaarka ah ee Soomaaliya in ay oggolaato dhamaan waxa Kenya dooneyso.

 

Gelitaanka ciidanka Kenya ee gudaha Soomaaliya oo aan ahayn mid haysta wax sharciyad ah ayaa taageero u noqon kara kooxaha mayalka adag ee dagaalada ka wada Soomaaliya isla markaana ay ku heli karaan dhalinyaro badan oo jihaad doon ah kuwaas oo lagu dagaal geliyo xoreynta Soomaaliya.

 

BACAAAAAAAAAAAC

Share this post


Link to post
Share on other sites
Seems like our countrymen up in North-Western Somalia, who have been living in a self-imposed isolation for 21 years are frustrated with Kenya's Military intervention in exterminating Al-Shabaab and it's leaders, such as Godane from Southern Somalia. I wonder why? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this