Sign in to follow this  
Liqaye

Possible Turkish involvement in peace talks between Al-shabaab and the TFG.

Recommended Posts

Liqaye   

Dowlada Turki-ga ayaa waxa ay ku dhawaaqday in Soomaaliya ay u soo dirayso gudi dhaxdhaxaadin ka Sameeya Dhinacyada Soomaalida

 

Axmed Daa’uud Oogloo Wasiirka arimaha dibada ee doowlada Turkiga oo la hadlay Warbaahinta dalkaasi ayaa waxa uu sheegay in doowlada Turkiga ay Soomaaliya u direeyso Wafdi dhexdhaxaadin ka sameeya ama u istaaga sidii dadka Soomaalida ay dhibaatada kaga bixi lahaayeen

 

“Waxaan soo direeyna gudi heer Wasiiro ah oo waxa ay dhax dhaxaadin ka sameeyn doonaan dhinacyada Siyaasada Soomaaliya isaga soo horjeeda sida Dowlada iyo Shabaab waxaa ay gar gaari doonaan dadka ay abaarta iyo macluusha sameeysay wafdigaasi waxa uu ka kooban yahay 170 xubnood “ sidaasi waxaa yiri Axmed Daa’uud Ogloow

 

 

Sidoo kale Wasiirka arimaha dibada ee Turkiga ayaa waxa uu sheegay in wafdigaas ay isugu jiraan Wasiirka deeganka,Wasiirka Dastuurka Wasirrka arimaha dibada Wasiirka Cuntada iyo beeraha Wasiirka xanaanada iyo xoolaha Wasiirka macdan iyo biyaha Wasiirka Cafimaadka Wasiirka Diinta Wasiirka Musiibooyinka iyo xaladaha dag dag iyo khubaro iyo madax ka tirsan hay’ada bisha cas ee dalka turkiga Waxaa kale oo qeeyb ka wafdigaasi Wakaalada hormarinta iyo isku xerka caalamiga ah ee Turkiga TIKA

 

 

Mar kale Axmed Daa’uud Oogloow oo ka hadlaya wax qabadka wafdiga ay doowladiisa soo direeyso ayaa waxa uu yir “Waxa ay isku dayi doonaan in ay la hadlaan dhinacyada Siyaasada si gar gaar loo gaarsiiyo dadka Soomaaliyeed dhibaatada ku heeysato gobalada dalka waxa kale ay qaban doonaan in ay Cusbitaalo la dhiso iyo in Dayactirka ay ku sameeyaan wadooyinka iyo in ceelal laga qodo goobaha barakacaaysha ah.

 

Xafiiska Warbaahinta Allbanaadir.com

Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

This quote is from an unrelated article critical of turkish foreign policy in the Jerusalem post

 

As a consolation prize, “to showcase Ankara’s ambition to become a major political and economic player in Africa,” and “raise Turkey's profile even further,” Erdogan lately visited Somalia, the country that has been worst affected by a prolonged drought in the Horn of Africa.

 

He announced that Turkey had raised $137 million for Somalia, and pledged it would open an embassy, build roads and open more schools and hospitals.

 

Erdogan also promised to help facilitate a settlement to Somalia’s internal conflict, with the Islamist Shabab militia to be part of the peace process.

http://www.jpost.com/Opinion/Op-EdContributors/Article.aspx?id=236674

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this