Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Hillary Clinton oo Muqdisho soo gaari doonto dhowaan.

Recommended Posts

Tani markii magalada muqdisno kabaxeen kooxda shabaab oo aheyd quwadii labaad dalka ayaa caasimada dalka kusoo qul qulayaeen madax katirsan caalamka iyagoo u kuurgalaaye xaalada Macluusha kjirta gudaha dalka iyaoo maalinimaii shalay ugu danbeeyay Ra isulwasaraha dalka turkiga oo booqasho kuyimid.

 

Warar si hoose aan u helnay aya shegayo in Xoghayaha Arimaha dibada dalka mareekanka oo booqasho ku imaan rabto magalada muqdisho iyadoo booqan doonta goobaha ku xareysanyihin dadka barakacayahsa ku ah casaimada dalka somaliya ee Muqdisho.

 

Xogtaan MARKACADEY.NET heshay ayaa kudareyso in xoghayaha ARimaha dibada qorsheyneyso in waqtiyada soo socda muqdisho soo gaarto inkasoo la shaaciye in Imtinkaas ayhe mid kadib ame lama filaan ah.

 

Safarkaan wasiiramada Arimaha dibada aya ula jeedkiisa ah u kuur gelida Barakacayasha muqdisho iyadoo kulamo laqaaadan doono madaxda dala iyo Ciidamada Amiom kala hadli doonto Arimaha Amaanka iyo Abaarta kajirta.

 

Hadaba booqashadaan la qorsheynaayo hadii magalada muqdisho kutimaadao Xoghayaha Arimaha dibaad Mareekana aya noqon doona mid caalamka oo dhan layaabi doono inkastoo saacado kahor maglaada muqdisho soo gaari doono Ciidamo Mareekanka oo sugi doono amaanka .

 

Ugu danbeyntii Booqashadaan maalmahan magaalada muqdisho ku imanayaan madaxda caalamka aya kusoo adeyso xili abaaro xoogan kajiraan gudaha dalka somaliya inkastoo Muqdisho kabaxeen Xogaga shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this