Sign in to follow this  
djibsomali

A mirqan team (somaliland so called government) and a senile elder fun trip...

Recommended Posts

Tan iyo markii ay waftiga madaxweyne Siilaanyo

Ka dhoofay Hargeysa,,Ayaa waxaa batay dad badan oo carabka ku haya

waftiga,sidii ay ugu cadilmeen Magaalada Harer ee Itoobiya,Halkaasi oo

ay habeen seexdeen,Waxaa markiiba warbaahintu qortay sida ay wax

udhaceen,qaar waxa ay sheegeen in wasiirka arimaha dibadu qalad badan uu

sameeyay,waxayna sobo uga dhigeen isagoona iskuduba ridin safar odayga

Siilaanyo.Waxaa dhacay in waftiga ay ka dhex bilaabanto cadho iyo

karaahiyo Oday Siilaanyo ha,ugu darnaadee,

 

Hadaba Siilaanyo oo Cadilaada la yaaban ayaa waxa uu maqlay oo ka sii

nixiyay hadal uu afhayeenka madaxtooyadu ku sheegay in Addisababa

madaarkeegu habeenkii la xidho,taasi oo been qof masuulihi sheego tii

ugu xumayd ah,Siilaanyo isagoo cadilaadii la yaaban ayaa la sheegay in

afhayeenkiina fadeexad kale kusoo kordhiyay isagoo marka horeba ka

xanaaqsan qorshe xumada wasiirkiisa arimaha dibada,

 

Isku soo wada duu duuboo shalay anigoo suuqa maraya ayaa maqlay waar

maad Cukusaynaysaa mise waa kaa dhab?Isla markiibaa waxaan iswaydiiyay

waxa cukusaynta looga jeedo ?Hadana markale waxaan maqaayad kama maqlay

wiilal isku caayaya magacii afhayeenka madaxtooyada,Kaasi oo maanta

ka,ah magac loogu yeedho beenaalayaasha,

 

Hadaba Cukuse Haddii lagu yidhaa waa beenaale sida jumlad ahaan Hargeysa

ka dhigatay,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this