Sign in to follow this  
NASSIR

SANAAG: Interview with SDC director on Development Projects

Recommended Posts

NASSIR   

Iskuul__8.jpg

 

Wednesday, August 03 2011

Waraysi Ku saabsan mashaariicda gobolka Sanaag ee Ururka SDC iyo Sawirada School-ka Degmada Baragaaha

Written by Jamac Nuur iyo Nimco Muse

(Dhahar) SPR - Dhagaystayaal iyo Akhristayaal, Halkan waxa aanu idin kugu soo gudbinaynaa waraysi gaar ah oo idaacadda Somali Public Radio la yeelatay Mudane Axmed Aadan Gurey oo ah Gudoomiyaha NGO-ga SDC ee mashaariicda ugu badan ka fuliya deegaanka gobolka Sanaag.

 

Waraysigan oo xoogga saaraya mashaariicda Haatan kasocoto gobolka oo ah dhismayaasha dugsiyada waxbarasho ee kasocda magaalooyinka Daara Salaam, Baragaaha Qol, Sibbaayo, Booda,*iyo magaalooyin kale ayaa halkan aan idin kugu soo gudbinaynaa:

 

Dhagayso:

 

Download

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this