Sign in to follow this  
Nabad_dadaye

faaiidooyinka caafimaadeed ee soonka bishan barakeysan ee Ramadaan

Recommended Posts

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan u leedahay Caafimaad keena( Benefits and Health tips for Ramadan) iyo khuburada caafimaadka waxayka kayidhaahdeen Soonka (health experts). waxaa la’ogaaday inuu soonku jirkeena sunta(toxin) ka sifeeyo,lana soodaayo dheecaano(hormones) layidhaa endorphins oo u fiican jirka, maskaxda, emotion ka , stress ka, qofka ka ilaaliya walwalka faraha badan, iyo faa’iidooyinkale oo badan.

 

Marka hore waxaan mahad gaara u celinayaa Allah sumxaanuhuu watacaala, ina siiyay bishan khayrka badan leh, ee watadata danbi dhaaf, Allah kacabsi,qani’nimo, naxariis, oo ay dhamaan dadka muslimiinta ahi ay wada dareemayaan same feeling iyaga oo dunida caalamka kajooga meelo kaladuwan oo aytahay bishani mucjiso Allah(SWT) , halka non-muslim ka ahna ay ka somaan iyaga oo faa’iidooyin caafimaad karaadinayaa oo aanan waliba wax abaal marin ah laga sinayn(Ramadan is a period of fasting, reflection, devotion, generosity and sacrifice observed by Muslims around the world. While major holidays of other faiths have largely become commercialized events, Ramadan retains its intense spiritual meaning.) oo runtii quraankeena kariimka ah iyo Rasuulkuba (peace be upon him) ay inoo sheegaan faaiidooyinkeeda badan een lasoo koobi karin. hadaba waxaan isku dayayaa inaan soo koobo faa’iidooyinka caafimaadka ay inoo leedahay bishan Ramadaan iyo khuburada caafimaadka waxyaabaha ayka yidhaahdeen Soonka

.

Faaiidooyinka Soonka maxayka yidhaahdeen Doctors ku

 

.waxay hoos u dhigta baruuta jirkaaga(reduces your cholesterol level) oo ay baruurtu keento xanuuno farabadan, sida dhiigkarka, macaanka(diabetes),faaliska(stroke and paralysis), wadno xanuun,

.soonku wuxuu ufiican yahay halbowlayaasha dhiiga uuqaada vital-organs ka jeerkeena ee ay kamid yihiin maskaxda iyo wadnaha, kalyaha, beerka(liver) waayo qofku marka uu inbadan soo manaado waxaa dhiiga kuyaraada waxyaabixii qashinka ee dhiiga soo raacayay, iyo waliba baruurtii markaasi xididada or blood vessels ka jirkeenu dhiiga siifiican ayay uqadaan.

.soonku aad waxaa uu ugu fiican yahay dadka aadka u cayilan(over-weight) ama baruurta badanleh.

.smoking, sigaar cabida uu qofku caadaystay or some other bad habits qofku waxaa suro gala inuu iska daayo maadama uu malintii oodhan qofku soomanyahay oo shaygii uu qabanjiray markasta sida sigaar cabistii maalintii iloobo jirkiisuna laqabsado, halkaasina sigaarka iskaga daayo

.maxayka yidhaahdeen bisha Ramadaan Health experts

.doctors ka caalamku hada waxay ogaa deen soonku inuu u leeyahay faa iidooyin badan oo ay kamidatahay, xanuunada aan daawada loo hayn, uuna ufiican yahay soonku

.waxaa aad muhiim ah inuu soonku qofku miisaanka karido taasi oo hoos udhigta inuu qufku ay kudhacaan, dhiigkar, macaan, depression.ayay yidhaahdeen health experts

. Sunta(toxin)Sanadkii oodhan jirkeena ururiyo ayaa uu jirkeena kasiifeeyaa soonku (“A detoxification process also occurs, because any toxins stored in the body’s fat are dissolved and removed from the body,”) sumxaan waa

faa’ iidooyinka ugu wayn ee hada dadka aan muslim ka ahayn ********, oo khasabku noqotay inay somaan once in a year. sumxaan, balfaaiidadaan fiire walaal.

.waxaa kaloo la oogaaday beerku waa meesha dheefshiida baruurta jirkeena (fat metabilism) inuu bisha soon nasto. maadaama ayqofka inta badan anan cunta badan cunayn.

.Hormones ama dheecaano layidhaahdo endorphins ayaa jirkeenu soo daayaa oo dhiiga laraaciyaa , hadaba dheecanadan oo qofka firircooni gaaliya, inuu fikiro, farxad badana ku abuura, uuna fiican maskaxda qofka, halka ay gaalada ama non-muslim ka ah si ay happy iyo farxad iyo maskax sifiican u shaqaysta aykaraadiyaan Alcohol, drugs, sucide oo qofka naftiisa halis galisa ama ay istic malaan hormone kan oo lasameeyay oo ah synthetic endorphins sii uu u helo farxad oo murugadu uga ba’do ayna yidhaahdaan endorphins makes you happy. bal ufiirso sxb isaguna waa uu ibsanayaa adiguna adiga oo ajar laguu qoraayo ayaad waliba helaysaa hormones oo ah natural . sxb u fiirso nimcadaan Allah. kana faa’iidayso.

khuburada caafimaadka ee aduunka ayaa hadalkoodii sidan ayaa uu dhignaa markay ogaadheen dheecanadan inaa lasoo daayo qofku marka uu soomanyahay (“After a few days of the fast, higher levels of certain hormones appear in the blood (endorphins), making you more alert and giving an overall feeling of general mental wellbeing.”

.Soonku waxaa uu isku dheeli tiraa cuntada iyo biyaha (A balanced food and fluid intake is important between fasts)

. beerkeenu(liver) waxaa uu soo saara sonkor ama glucose yar oo qofka kufilan inata uu soomanyahay taasi oo ka ilaalisa inay inagu badato glucoseku markaasi soonku waxaa uu ka’hortagaa xanuunka macaanka ah (diabetes) maadaama glucose level kii uu hoos udhigaayo.

.Fasting has been found to be an effective treatment for psychological and emotional disorders

.Dheefshiidka jirkeena soonku waa ufiican yahay, enzymes ka cuntada dheefshiida ayaa siifaan u shaqeeya

.hadaba khuburada caalamku waxay ******** inuu soonku khatarta xanuunadan hoos udhigo soon ku ee ay kamid yihiin kuwan hooskuqoran including those of the digestive systems, chronic stomachache, inflammation of the colon, liver diseases, indigestion, and conditions such as obesity, arteriosclerosis, high blood pressure, asthma, diphtheria and many other diseases.

faaiidooyinkaasi iyo kuwo kale ayaa uu leeyahay soonku markaasi iskuday inaad kafaa’iidaysato.Through increased charity, Muslims develop feelings of generosity and good-will toward others.our prophet muhammed(peace be upon him) once said, “A man’s wealth is never diminished by charity. nabigeenu nabadgalyo iyo naxariisi ha ahaato waxaa u yidhi qofka qani’nimadu kama naaqusto sadaqadu markaasi soonku qofka sadaqada inuu labaxo , uuna dereemo walaalkiisa kale inuu gaajoonaayo ayaa uu ogaadaa bishan soon , qofkuna waxaa uu labaxaa sadaqo badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Many nutrionists would say the benefits of eating outweigh any benefits attributed to fasting.We function better and have more energy when we fast. I agree more with this opinion.Anyway- The real purpose of fastng is to increase taqwa............

Share this post


Link to post
Share on other sites

ramadaanka dadka kharkood waxey u badaleen bil cunto ,maalintii oo dhan buu soomayaa afurkii markii lagaaro ayuu laba saxan oo cunta ah ka tuurayaa , dabadeedna salaadii ma aadi karo maadaama uu naqas u baahan yahay , caloosha inta ugu fiican ee la geliyo waa 1/3 , balse hadaan ku wadno ee labadii qeyb ood ee hawada iyo biyaha aan buuxino waxaa fidsamaya xuubka yar ee caloosha ku wareegsan kadibna wuxuu riixayaa kor iyo sanbabadii markaas baad arkeysaa qofkiyoo hawada raadsanaya ama aanan xitaa hadli karin . qof saa afurkii u cunay miyuu taraawiix aadi karaa ,jawaabta waa maya , 3ama4 saac kadib dadbaa casha hadana cuna ,dabadeedna soo jeeda ilaa xili danbe ,suxuurta usoo toosa kadibna inta eey is yiraahdan indha guduudsada ayey salaadii subax ka tagtaa . walaalayaal xikmada soonka saa ma ahan caafimaad ahaana waa halis , waana arin eey suubiyan reereaha soomaaliyeed badanaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

si jirka uu tabartiisa u soo laabto waxaa sunna ah in timir lagu afuro 3ama 5 ,tira isdheer un , dabadeed afur aan saa u cusleen waa inaan is barnaa , dabadeed salaadaha soo xaadirnaa , salaada ka dib hadaad soo yara gaajootay in cunna ah hadaad hesho iska cun balse ha iska badan madaama cuntadoo lala jiifto marka la dhargo ka dib eysan fiicneyn caafimaad ahan .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this