Sign in to follow this  
Kamaavi

Madaxwaynaha Azania oo Baaq ka soo saarey Abaaraha Soomaaliya

Recommended Posts

Kamaavi   

UN-Dad-Picture.jpg&cat=17&pid=530&cache=

 

Madaxweynaha dawlad goboleedka Azaaniya ee Soomaaliyeed Prof Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba inay qeyba ka qaataan u gargaaridda malaayiinta Soomaaliyeed ee ay halaagtay abaarta ka jirta Bariga afrika oo lagu qiyaasay in ay tahay tii oogu xumayd ee soo marta gobolka mudo 60 sano ah .

 

Madaxwaynaha oo la hadley Suxufiyiin ku sugan magaalda Nayroobi wax uu yiri in inkastoo ay abaarta Soomaalida la wadaagaan dalal kale oo ku yaala bariga afrika, hadana dadka soomaaliyeed abaartaasi waxaa u weheliya colaad iyo gargaarkii la siin lahaa dadkaasi uusan si fiican oo kalsooni leh u gaari karin meelaha qaarkood.

 

Madaxweyne Gaandi wax uu ka Codsaday dadka ku nool qurbaha iyo Ganacsatada iyo dadka kale ee wax haysta ee Soomaalida ahba in ay horseed u noqodaan qeylo-dhaanta iyo gargaarka uu aduunku u doonayo in lagu badbaadiyo nolosha dadka iyo duunyada ku nool goobaha ay sida ba an u waxyeeleysay abaartu oo haatan heerkeedu gaa-ray in ay noqoto musiiba banii aadannimo.

 

Wuxuu si gaar ah ugu booriyey dadka reer Azaaniya in ay wixii ay heli karaan ay ku kaalmeeyaan dadka ku sabooloobay abaarta iyo nabad galyo xumida ka taagan deegaannada hoos yimaada Maamulka Azaaniya .

 

Madaxweynaha dawlad goboleedka Azaaniya iyo mas uuliyiinta Azaaniya waxay sheegeen in deegaanada Azaaniya qaar kamid ah uu gargaarku ka bilawday in dadka la gaadhsiiyo ayana socondoonto oo dawlad goboleed ahaana ay sii xoojin doonaan.

 

http://azaania.org/?p=530

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

refuge-picture1-300x168.jpg

 

Multiple aid sources have confirmed that the United Nations will use the emotive word on Wednesday, after analysing the latest statistics and reports from the Horn of Africa.

 

“It will galvanise international attention,” said a senior official from a western charity, speaking on condition of anonymity about the embargoed announcement.

 

“It enables us to say to those who tell us: ‘You’re crying wolf’ – look at this. The situation is deteriorating rapidly.”

 

The UN is expected to declare a famine in at least two regions of south central Somalia – Bakool and Lower Shabele. Other regions, including Puntland, are likely to be identified as being at risk of famine in the coming weeks unless the supply of aid increases substantially.

 

The last time a famine was declared in Somalia – or anywhere else according to some aid organisations – was in 1992. Ever since then, the country has been plagued by conflict, drought and poverty.

The word “famine” itself is used with extreme, almost scientific, caution by aid organisations. (See factbox)

 

Definition of Famine

 

More than 30% of children must be suffering from acute malnutrition

Two adults or four children must be dying of hunger each day for every group of 10,000 people

The population must have access to far below 2,100 kilocalories of food per day

Although the current drought has severely affected people in parts of Kenya, Ethiopia and Djibouti, war-torn Somalia is proving the most difficult to access because of insecurity.

The militant Islamist group, al-Shabab, controls – or exerts some influence over – much of the countryside, and banned foreign aid agencies two years ago.

 

On the ground, some aid organisations have continued to find ways around that ban, negotiating with individual communities and commanders and working through intermediaries.

 

Al-Shabab recently announced that some foreign groups would be allowed to resume direct delivery of humanitarian supplies, but that process remains fraught with complications and tensions.

 

Full article ... http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-14199245

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this