Sign in to follow this  
caydarus

Tiradii ku Dhimatay Qaraxyadii Ceelwaaq oo aad u Korortay. Maryocalasta oo Haddii Lacag loo Dhiibo Q

Recommended Posts

caydarus   

Muqdisho:- Waxaa la sheegayaa in maleeshiyaad ka badan 40 qof ku qur baxeen qaraxyo ka dhacay Ceelwaaq. Dhaawac badan baa jira. Qaraxyadu waxay ka dhaceen dhowr meelood.

 

Runtii hadda waxaa la helay farsamo cusub oo Amisom iyo gaaloraacyadu u babac dhigi waayeen oo ah in Mujaahidiinta loo sahlo inay ku dhowaadaan saldhigyada Amisom; Maryocalastuna qaraxyo isku dhigaan.

 

Maryocalas badan oo asxaabul balwad ah ayaa sheegay inaysan rabin inay yimaadaan goobaha Mujaahidiinta joogaan iyagoo xeerinaya balwaddooda. Laakiin waxay sheegeen inaysan waddanimo ka dhammaan. Waxay dhaheen: gaalaa mar mar wax noo tuurta oon u dagaal galnnaa marka haddaad lacag na siisaan idinka Shabaabka ah; annagaa qaraxyada idiin dhigeynna oo idiin dilaynna saraakiisha iyo maryocalasta kale!

 

Waxay maryocalastaas si cad u sheegeen in dagaalka ay Shabaabka kula jiraan yahay adduun-doon ee aysan dan kale ka lahayn. Waxay dhaheen hadday lacag heystaan waxay iska aadi lahaayeen Puntland, Somaliland iyo waddamada dariska.

 

Hadda Mujaahidiintu waxay bilaabeen in askartaas loo sheego lacag fiican. Waxaa la sii siinayaa carbuun kaddibna waxay helayaan lacag u dhiganta hadba waxii qaraxa ku dhinta. Haddii saraakiil la waro, lacagtu waa badaneysaa. Askarta hoose waxay la qarash yihiin Ak47! Micnuhu waa dhowr boqol oo doolar. Sarkaal-xigaha waxaa lagu qaadan in qoriga PKM ah. Sarkaalkii sare ee la dilo waxaa lagu qaadan inta Cabdi Bile qori saaran yahay!

 

Waxaa la sheegayaa inaad arkeysid dhowr askari oo saaxiibbo ah oo leh: naga daaya aakayaashoo aan diloonno hal Cabdi Bile! Laakiin mar walba waxaa sahlan askarta marqaansan ee iska dayacan.

 

Runtii waxaa hadda arrintaas sii sahlay is-heysiga labada Shariif iyo Farmaajo. Ciidanka Dhoobley iyo Ceelwaaq jooga waxay ka socdaan qabiillo kala duwan. Marka qarax-isu-dhiggu waa sahlan yahay. Hadhowna cidna kuuma qabsaneyso. Haddaad askari tahayna kuma jirtid cidda la xirayo! Marka nin kasta ha u dhigo saraakiisha iyo askarta qabiilka kale!

 

Hadda waxaa la xirxiray dadweyne magaalada deggen oon shuqul ku lahayn qaraxyada. Marka waxa dhigay iyo waxa ku dhintayba waxaa u badan askarta. Marka waa farsamo cusub oo la helay. Marka hadda waxaa la wada adeegsanayaa maryocalasta. Ogoow gaaladu mushaar fiican ma siiso maryocalasta laakiin Mujaahidiintu waa dad gacan furan.

 

Marka hadda waxaa qaraxyo la isu dhigin saldhigyada. Markay iska horyimaadaanna; Mujaahidiintu waxay ka qabsaneysaa magaalooyinkaas.

 

Hadda arrintaas waxaa loo soo raray Xamar oo ********ta Indhocadde wato waxay u dhigayaan kuwa ina Macallin Nuur iyo cagsigeeda. Inay Amisom u dhigaanna u dhow. Shaki ma leh in arrintan ka dhigeyso Amisom inay waddanka ka baxdo; meeshana ka baxdo shacabka lagu xasuuqayo Xamar.

 

Waxaa dhibi ka dhacaysaa markii la yiraahdo meleeshiyaadku dhexdooda ha is baareen! Maryocalasta isku qabiilkaa haddii la isu dirinnaa haddee waa is ogyihiinnoo dan kama leh; haddii la yiraahdo maleeshiyo qabiil kale ah ha baarto maleeshiyaad kalana waa meesha sartu ka quruntay oo iska daa inay is baaraanee markay iska hor yimaadaan bay is baroomeeyaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

These are the individuals who were behind the suicide attack in Elwaq which left behind 40 dead and 80 injured,they don't really represent the interests of any somalis clans, instead having a more national agenda, they however do have many important figures from Somalia's largest clans in their leadership (Robow from Rahenweyn, Godane from *****, Shangole from *****, al-Turki from ******, Aweys from ******), which are able to recruit large numbers of troops from these clans.

Let us take awar against these guys that i mentioned above and the two Shariifs. From there Somalia will be more stabilize insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this