Sign in to follow this  
Bashiir

Norway oo Soo Gashay Dhexdhexaadinta Labbada Shariif

Recommended Posts

Bashiir   

Sargaal sare oo ka tirsan wasaarada arrimaha dibada dalka Norway ayaa u duuley magaalada Muqdisho, kadibna kulan la yeeshey labbada Shariif isagoo isku dayay in uu is faham dhexdhigo labbada nin ee siyaasada isku haya

 

Sargaalkan ayaa isla shalay dib uga dhoofey Muqdisho, lama oga waxa kasoo baxay arrintii uu u socdey

 

Labbada Shariif oo mar ahaan jirey saaxiibo isku dheer ayaa haatan ah kuwa ugu daran ee lidka isku ah, waxay isku heystaan in la qabto doorasho madaxweynenimo bisha Augusta 20keeda ka hor

 

Kismaayood.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this