Sign in to follow this  
Liqaye

TFG Forces on the verge of capturing Suuqa Bakaaraha

Recommended Posts

Liqaye   

Dagaal Xooggan oo ka socda Magaalada Muqdisho iyo Ciidamada Dowladda KMG ah oo kaabiga u saaran Suuqa Bakaaraha[/b

 

Waxaa saakay dagaal xooggan uu ka socdaa Muqdisho, iyadoo magaalada laga maqlaayo daryanka Madaafiicda iyo rasaasta ka dhacaysa Boobayaasha culus, iyadoo dagaalku uu ka soconaayo xoogiisa dhanka degmooyinka Howlwadaag iyo Hodan.

 

Dagaalka ayaa ah mid u dhaxeeya Ciidamda Dowladda KMG ah oo garabsanaaya kuwa Ahlu Sunna iyo kuwa Al-Shabaab, iyadoo dagaalku uu bilowday aroortii hore ee saakay, waxaana la soo sheegayaa in Ciidamada Dowladda dagaaladaasi ay guulo ka gaareen.

 

C/laahi Cali Caanood Taliyaha ilalaada Guutada Madaxtoyada ayaa shegay in ciidamada Dowladda KMG ah dhufaysyo badan ay ka qabsadeen Al-Shabaab kuna sii siqayaan hadda goobo hor leh oo ay hore ugu sugnaayeen Xarakadda Al-Shabaab.

 

Dagaalka ayaa weli soconaaya, iyadoo dhanka ciidamada Dowladda KMG ah ay sheeganaayaan inay dagaalkaasi soconaaya iminka ay guulo ka gaareen, islamarkaana Ciidamadooda ay qabsadeen fariisimo hor leh, mana jirto wax war ah oo ka soo baxay dhanka Al-Shabaab.

 

Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)

xuurshe114@hotmail.com

Muqdisho-Somalia

Tel:0025261-5573321

00252699995088

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this