Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Former TNG president Abdiqasim salaad xassan calls for a reconciliation conference inside Somalia

Recommended Posts

Cabdiqaasim Sallaad Xasan Oo Ugu Baaqay In Ay Dalka Gudihiisa Shir Dib U Heshiisiineed Isugu Yimaadaan Dawlada KMG Ah Iyo Alshabaab.

 

 

 

Qaahira (Ramaas)Apr. 25,2011- Madaxweyihii dawladii ku meel gaadhka ahayd ee lagu soo dhisay Magaalada Carta ee dalka Djibouti sannadkii 2000 Dr Cabdiqaasim Sallaad Xasan, ayaa ugu baaqay dhinacyada dawlada federal-ka ah ee Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee Alshabaab in ay isugu yimaadeen shirweyne dib u heshiisiineed oo lagu qabto gudaha Soomaaliya.

 

 

 

Dr Cabdiqaasim oo hada ku nool Magaalada Qaahira ee dalka Masar, ayaa sheegay in aan loo dulqaadan Karin in ay sii socdaan colaadaha muddada ka dheer ha taagnaa dalka Soomaaliya oo waajibtay in la isugu yimaado gogol nabadeed oo lagu qabto gudaha dalka, isaga oo sheegay in ay jiraan dadaalo soconaya oo doonayo in la isku soo horfadhiisiyo dawlada ku meel gaadhka ah iyo Alshabaab, kuwaas ay ku lug leeyihiin aqoonyahano iyo waxgarad Soomaaliyeed.

 

 

 

Waxa uu sheegay in Soomaaliya ay majaraha u qabteen hogaamiyayaal watay dano siyaasadeed oo u gaar iyaga, kuwaas oo dalka galiyay halaag aan ka soo kabasho lahayn, waxaana uu yidhi”Qof walba oo dambi ka galay Soomaaliya sharciga ayaa la horkeeni doonaa ciddii uu doono ha noqdee, xitaa aniga haddaan ku jiro waxaan ogolahay inaan sharciga hortago, waayo dhibaatada ka dhacday Soomaaliya waa mid la geystay"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

The problems in the horn are like chains tied to each other; it needs a wise planning and timing to resolve every circle of the chain separately,...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr Cabdiqaasim Sallaad Xasan, ayaa ugu baaqay dhinacyada dawlada federal-ka ah ee Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee Alshabaab in ay isugu yimaadeen shirweyne dib u heshiisiineed oo lagu qabto gudaha Soomaaliya

:D:D ..... odaygu inuu intaa ka caqli badan yahay baan u haystay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Jacaylbaro;714337 wrote:
:D:D
..... odaygu inuu intaa ka caqli badan yahay baan u haystay

Adiga u caqliyey since aad ka caqli badan tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jb i think it's a good idea today it's Alshabaab versus the TFG now not 15 warlords all claiming presidents like the 90s if the TFG and Alshabaab start a crucial dialogue and come to an agreement there will be a solution for wartorn Somalia But i don't think that is going to happen. Since mahiga and his crew and the so called UN don't like to see Koonfurians to come to an agreement for the future of their country that's why he is undermining the authority of the TFG and supports clan states like Galmudug and the Garowe Admin to block the initiative Farmaajo and sharif proposed for a possible political solution.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this