Sign in to follow this  
Bashiir

Maamul Goboleedka Azania State of Somalia Shirar Lagu Taageeray

Recommended Posts

Bashiir   

Sabti, 23 April 2011 23:01 | Qoraaga: Tafatiraha Afdheer

 

azania.jpg

 

Afdheer - Shirar waweyn ayaa ka dhacay magaalooyin ku yaal Yurub iyo Ameerika shirarkaas waxaa qabtay Qurbajoog taageeradeeda u muujisay maamul goboleedka Jubbaland ee Azania.

 

Shirarkaas waxaa ka qeybgalay aqoonyahanno, Odayaal, dhallinyaro iyo dumar kasoo jeedda deegaanada Koonfureed ee dalka Soomaaliya waxayna soo dhaweeyeen maamul goboleedkaas.

 

Maamul goboleedka Azania State waa maamul goboleedkii ugu horreeyey ee ay sameystaan beelaha wada dega deegaanadda Jubbaland iyagoo ku middeysan.

 

Afdheer.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this