Sign in to follow this  
Liqaye

Barnaamijka Taageero ku wajahan mawqufka eey qaadatay Xukuumada TFG

Recommended Posts

Liqaye   

April 11, 2011 - QOL - Kulan isugu yimaadeen Qurba joogta Soomaaliyeed ee magaalada Toronto baa shirweeyne lagu taageereayo barnaamijka nabadeenta oo u degsan Dawladda Federaalka ee Soomaliya

 

Shirkaas waxaa lagu qabtay Hotel Holiday Inn ee Magaalada Toronto. Waxaana isku soo duba riday ururka Somali Canadian National Council halkaasoo tageero buuxda u muujiyeen Culumaaudiinka, Aqoonyahanada, Ganaxcasatada Toronto, Madaxda Ururada Bulshada Rayidka, Ururada haweenka, Ururada dhalinyaradda iyo marti sharaf ka socoto Golaha Barlamaanka Canada.

 

Waxaa la isla soo qaday ee falanqeeye shirka Mahiiga ee Nairoobi danta laga leeyahay. Guud ahaan waxaa dhamaan la ilsa gartay in uu yahay shir u horseeday dumistaka nafsiga yare e TFG ku talaabsatay .

 

For your Information , sida aan wada ogsoonahay. Ummadda Soomaaliyeed burburkii ka dib waxeey wax ku qeeybsadaan oo eey dan moodeen in kastoo eeyan xal eheen 4.5. Taasoo ka soo hadhay wax allaale waxii inoo jiri jiray oo wax lagu qeeybsan jiray. Sida hadda jirta oo aan ogsoonahay. Dawladaan Jirta iyo intii ka horeeysay, Baarlamanka jira iyo hayadaha dawliga ee dhisan, waxaa lagu soo dhisay 4.5. Hadaba, habkaas la isku raacay ee noqotay aasaaska dawladeed baa Mahiiga iska indha -tiray, waxuu door-biday waxii danitiisa uga jirto inuu yeelo.

 

Bulshada qorba joogta Canada waxaanu taageersanahay oo aan Caalamka u sheegeenaa in Ummadda Soomaaliyeed taladeedu ka godo Madaxweeynaha Soomaaliya Mudane Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo Raisulwasaarha Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Formaajo) oo u xilsaaran fulinta siyaasadda iyo maamulka Dalka oo dhan.

 

Waxaa shirkaa ka hadlay oo oo taagerrey dadweeyne farabadan oo eey ka mid yihiin madaxda Qorbajoogta Kanada oo wax walba leh, eeyna ka mid yihiin:

 

1.

 

Mudane Sheikh Xirsi Sahal

2.

 

General Maxamed Farax Ali

3.

 

Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi

4.

 

Qareen Xareedo Ibraahim Boolis

5.

 

Governatore Ali Xaashi

6.

 

Gancsade Liban Gabeyre

7.

 

Batuulo Gaballe

8.

 

Fadumo Nakruumo

9.

 

Malaaq Hilowle Maxamed Shiino

10.

 

Ing Maxmed Cali Aden

11.

 

Mudane Cabdixaashi Seed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this