Sign in to follow this  
Somalina

Angelina Jolie visits ...

Recommended Posts

Somalina   

qoxotilibya.jpg

 

Jilaayada caanka ah ee aflaamta Angelina Jolie oo ah xubin qoxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay (UNHCR) ayaa ku booqatay xadka Libya iyo Tunisia qoxooti soomaaliyeed oo kasoo qaxay dagaalada dalka Libya.

 

Kaam ku yaal deegaanka Ras Djir ee dalka Tunisia ayay qoxootigan ku booqatay, waxaana ay kula kulantay dumar qoxooti u badan iyo caruur .

 

Hey`adda UNHCR ayaa sheegtay in 200 oo kun oo dad ah kasoo barakeceen dalka Liya, una soo talaabeen xadka Tunisia, waxaana 150-kun oo ka mid ah dadkani yihiin dad u dhashay dalka Libya halka 50-ka kun ee kale u dhasheen dalal kale oo kala duwan oo ay Soomaaliya ku jirto.

 

Booqashada Angelina Jolie ee kaamka Ras Djir ayaa kusoo beegmaya xilli ay ka cabanayaan dhibaatooyin kala duwan qoxootiga soomaaliyeed ee ku sugan kaamkaasi.

 

Dhowr jeer ayay dibadbaxyo ay kaga cabanayaan dhibaatooyinka ku haysta Tunisia ay ka dhigeen soomaalida kaamka Ras Djir ee xadka Libya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Somalina, unfortunately meeshan dad qooqan baa ka buuxa, hence the qooq related replies...

 

Job well done @Jolie! It is amazing the things see does for the less fortunate...I would love to say "mansha'allah", laakiin candhuufteyda dib baan u laqi! Ilaahoow usahal dadkan dhibaateysan...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this