Sign in to follow this  
Liqaye

Dawladaha Uganda iyo Burundi oo Balanqaaday inay dalka Soomaaliya u soo dirayaan Ciidamo [4,000]

Recommended Posts

Liqaye   

Saraakiil Wasaaraddaha Gaashaandhiga wadamada Uganda iyo Burundi Major General Godefroid Niyombare and General Aronda Nyakairima oo

Muqdisho socdaal ku yimid ayaa sheegay inay Soomaaliya u soo dirayaan ciidamo gaaraya 3,000 oo askari oo ku biiraya ciidamodaa Soomaaliya

jooga.

 

War ay si wada jir ah labada sarkaal u soo wada saareen ayay ku sheegeen inay Soomasaliya u soo dirayaan ciidamo hor leh oo ka mid noqda ciidamada midawga Africa ee AMISOM kuwaasoo dawlada KMG ka gacan siiya dhinaca dagaalka ay kula jiraan Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabab.

 

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku waramaysa in labada dawladood ay ay isla garteen inay min (1,000 kun) askari u soo diran Soomaaliya si

ay uga qeyb qaataan dadaalada nabad ku soo celinta Soomaaliya waxaana la sheegay in ciidamadaan ay qeyb ka yihiin 4,000 oo askari oo

dawladahaasi u balan qaadeen inay Soomaaliya u soo diraan kadib markii arrintaasi lagu go’aamiyay shir madaxeedkii Midawga Africa ee Addis-Ababa ka dhacay.

 

“Ciidamadeenu hadda waxay gacanta ku hayaan 60% magaaladda Muqdisho willina hawl galkeena waanu wadnaa” ayaa lagu yiri warkaasi qoraalka ah.

 

Wadamada Uganda iyo Burundi ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga in ka badan 8,000 oo askari kuwaasoo faraha kula jira dagaalo Muqdisho ka holcaya.

 

Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)

xuurshe114@hotmail.com

Muqdisho-Somalia

Tel:0025261-5573321

00252699995088

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Liqaye;705850 wrote:
which ones foreign ones or somali ones and if somali qabiilka inoo sheeg
:D

liqaaye dhibka jooji soomaalida dhan baan ka wadaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Shisheeye wax uu marjiyo mooye wax kuu qaban maayo...,,,,

 

Ilaahay amarkiis anaaba og in ciidan shisheeye kheyr lahayn...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Xaaji Xunjuf;705896 wrote:
Foreign troops will only destroy the innocent lives of Somalia

Tell the SNM boys to stay away from land of Somalia .i.e of SSC,, :D ...if you mean it..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bashiir;705902 wrote:
Tell the SNM boys to stay away from land of Somalia .i.e of SSC,,
:D
...if you mean it..

ssc is not the land of Somalia its the land of Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

You just don't understand ,,, but your SNM clan will be seen as a foreigners in the SSC land.... :D ,,not to mention the innocent lives the will be lost...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this