Sign in to follow this  
Liqaye

Cunaqabateynta Shabaab ee gobolka Gedo oo dad badani rayigooda kadhiibteen.

Recommended Posts

Liqaye   

Dadweynaha Soomaaliyeed qaarkood ayaa dareenkooda ka muujiyey cunaqabateynta Al-Shabaab ku soo rogtay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Gedo.

 

 

 

Dad kala duwan oo ku nool dalkas iyo dibadiisa ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay talaabada Al-Shabaab ku cunaqabateeyeen qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Gedo.

 

 

 

” Waxay ku andacoonayaan waxaan cunaqabateyneynaa ciidanka dowladda laakiin meesha wax kalaa ku jira Luuq iyo B/xaawo iy Ceel waaq shacab ma joogaan miyaa? way joogaan weliba kuwa dhibaateysan ayaa jooga laakiin Al-Shabaab ma kala jecla ileen waa lagu shaqeystaaye” sidaas waxaa kuwaramay wiil muujinaya carada uu kaqabo cunaqabateynta

 

 

 

 

 

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa degmooyinkii dhawaan laga qabsaday waxay u diideen inay wax gaadiid ah galaan, taasoo dad badan oo markii horeba dhibaatada abaaraha ay saameeyeen ay tan ugu ii darsantay, waxaana xarakada ay talaabadaasi ula jeedaan inay ku cunaqabateeyaan ciidamada ka soo horjeeda ee degmooyinka gobolka Gedo qaarkood ku sugan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Quote Un-Quote

 

” Waxay ku andacoonayaan waxaan cunaqabateyneynaa ciidanka dowladda laakiin meesha wax kalaa ku jira Luuq iyo B/xaawo iy Ceel waaq shacab ma joogaan miyaa? way joogaan weliba kuwa dhibaateysan ayaa jooga laakiin Al-Shabaab ma kala jecla ileen waa lagu shaqeystaaye”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this