Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Faroole expected to return back to garowe after hiding in Adis Ababa From Somaliland.

Recommended Posts

Adis ababa(Pi)Waftigii uu horkacayey Madaxweyne faroole oo baryahaanba booqasho sahqo dalka uga maqnaa ayaa bari kusoo laabanaya Dalka, Madaxweynaha iyo waftiga weheliya oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Dalka Itoobiya ayaa bari imaanaya Garowe.

 

Madaxweynaha iyo Waftiga la socda ayaa bishii hore dhamaadkeedii u safray dalka Talyaaniga iyagoo tan iyo xiligaas dalka ka maqnaa.

 

Warar kale oo aan rasmi aheyn ayaa noo sheegey in Madaxweynaha iyo wafti kale ay u kicitimi doonaan dalka Kenya isniinta ka dib markey yimaadaan Garowe.

 

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

^Dumaashigaa ha ku xad gudbin, Xaaji. Iska go' lakiin dumaasji lama aflagaadeeyo.

 

Was he really hiding from SL ? I thought PL & SSC super troopers were as far as Tukaraq, doesn't seem like hiding. In any case, ninkii soo joog laga waayo soo fadhiiso ayaa laga helaa ina adeer, ee marka daka rabshada ka daaya oo dhulkooda ikaga baxa.

 

BTW, did you hear Awdal plans to secede from SL ? What do you think ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

sensai what the hell is dumaashiga wamaxay waxasi ma nin dhan oo nool oo boqola ah baad dumaashi ku sheegeysa war mu waashay Faroole might be a fullay iska hanjabaa oo dabeedna dhuunta oo yidha melezow i qari laakin waxa raga lugu ma sheego wa ku siidee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Xaaji,

 

That was syntax error on my part. Any who, we all know neither Faroole nor any PLander(or Somali) would hide from SL. Maxaa kale oo u cusub aad haysaa ?

 

Please enlighten me about this whole Awdal development, is it for real ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this