Sign in to follow this  
Liqaye

Wax garadka Iyo Xildhibaanada Reer Hiiraan oo Kulan Maanta Ka dhacay saxafi Hotel Ku Tageeray

Recommended Posts

Liqaye   

Wax garadka Iyo Xildhibaanada Reer Hiiraan oo Kulan Maanta Ka dhacay saxafi Hotel Ku Tageeray Maamul Goboleedka Midland iyo Ducomentiyo Lagu wareejiyay Halka Saraakiil Caaban

 

March 22, 2011 - QOL - Kulan Qaatay Saacado oo Loo diiday saxaafada ayaa Galinkii danbe ee Maanta ka dhacay Hotelka saxafi ee Magaalada Muqdisho Xili Goobta Isugu Timid Xildhibanaada qaranka somaliyeed iyo Qaar Katirsan saraakil dhawaan Loo Tababaray Mamul Goboleedka Midland State.

 

Sidoo kale Ganacsatada Gobalka ayaa Maanta Ku wareejiyay Maamulkan sedax Kamid ah Gaarida loo yaqaano Leyla Calaawi ee aadka looga Isticmaalo Dalka somalia , waxeyna Ganacsatada balan qadeen Iney sii Laba Jibaari donaan dhawaan

 

Hadaba Wasiirkii Hore Arimaha Gudaha Iyo Amniga qaranka ayaa Goobta Ka hadlay Isagoo Xusay In Hiiraan ay Joogta Xiligan waqtigii Barwaaqada Iyo Mideenta shacabra Reer Midland.

 

sidoo kale waxa Kulankaasi Goob Joog ka ahaa Taliyihi Hore ee Ciidamada Gobalka Hiiraan

 

Waxaana Hadalo Dhiiri Galin ah Ka jeediyay Enj, Eynoow oo ah Qabiir somaliyeed Islamarkaasina aad Looga yaqano Magalada Muqdisho Isagoo Hoosta Ka xariiqay in Midland State dhawaan Howl Galo Ka Bilaabi doonto Gobolada Dalka ee matasho.

 

Sidoo kale Marka laga reebo wasiirada Iyo Xildhibaanada ayaa Waxa Goobta Maamulkan Lagu wareejiyay Documentiyo waxaana La wareegay Madaxweynaha Maamulka Midland.

 

Waana Markii Ugu horeysay La Tageraa Maamul Hiiraan Loogu Magac Daray Waxaana qadka Taleefanka Kaga Qeyb qateen Qaar Kamid ah Ugaasyada Gobalkaasi.

 

Gabagabadi Waxaa Kulan Gaar ah qaatay Ku xigeenka Gudoonka Baarlamaanka Iyo Jiraabey Iyagoo Isla Meel dhigay Hanaanka Loo suura Galin Karo Hormarka Gobalkaasi.

 

isku soo wada duu duub Miland State ayaa Helay Tageero Laba Jibaaran Lamana oga sida ay Ku heshay Tageeradan Tirada Badan

 

 

 

Hussein Anteeno

 

Somali Senior Journalist'

 

anteeno22@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this