Sign in to follow this  
Bashiir

Puntland iyo Somaliland oo ku Dagaalamay Duleedka Laascaanood

Recommended Posts

Bashiir   

Deegaanka Banbara oo 20 km ujirta magaalada lagu muransan yahay ee Laascaanood ayaa waxaa duhurnimadii maanta isku hardiayay ciidamo kala taabacsan maamulada Somaliland iyo Puntland iyadoo weli aan si dhab ah loo ogeyn khaasaraha kadhashay dagaalkan.

 

Ciidamada taabacsan maamulak Puntland ayaa sida lagu soo waramayo weerar ku qaaday fadhiisin ay ciidamada Somaliland kulahaayeen deegaanka Ganbara halkaasoo ay labada dhinac isku farasaareen.

 

Afhayeen u hadlay maamulka Somaliland oo u waramay idaacada BBC laanteeda afsoomaliga ayaa sheegay inay khasaare lixaadd leh ugeysteen ciidamadii Puntland ee weerarka soo qaaday isagoo weliba xusay in maxaabiis ay ka qabteen.Majiraan wax war ah oo weli kasoo baxay dhanka Puntland oo kusaabsan dagaalka maanta kadhacay duleedka Laascaanood.

 

Dagaalkan ayaa kusoo beegmaya xili isbuucyadii udambeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa jabhada SSC ay ku dagaalameen deegaano hoostaga degmada Buuhoodle lamana oga xidhiidhka kadhaxeeya dagaalkan iyo kuwii kahoreeyay ee kadhacay kalshaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

wlahi this to stats are just like north and south korea heheheheh

I heard the bbc just now soooooo funny

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this