Sign in to follow this  
Liibaan

After TheDefeat ofSNM Militia: Silanyo Demolishing WaterHoles, SL Suldaan Kalshale ownedby SSC Clan

Recommended Posts

Liibaan   

Warlord Siilaanyo, Somalidiid-land clan militia and East Burco subclan militia all of them were defeated and they lost the war

At beginning, Siilaanyo was encouraging his subclan to dig waterholes in SSC Regions. Warlord Siilaanyo used somalidiid clan militia to support his East Burco subclan invasion of SSC Region [ Kalshaale]. Somalidiid clan militia suffered major defeat this month of February in Kalshaale.

 

 

Today, Warlord Siilaaanyo didn't have much choice , he admitted the defeat of his clan militia by SSC forces, he announced the surrender of snm clan militia, and he started demolishing the new waterholes created by subclan in SSC clans Region.

 

The good news is all the nabaddiids and somalidiids are unhappy, and SSC Unionist people and SSC Army are victorious and proud of their achievements.

 

 

 

---------------------------------

 

 

Suldaanka beesha woqooyi galbeed "Kalshaale waa deegaan beesha SSC"

 

Suldaanka beesha woqooyi galbeed ayaa sheegay in Kalshaale yahay deegaan beesha SSC, waayo magaca ayaa ka garanasaa ayuu yidhi, mana aha magac beesha bariga burco,

 

beesha bariga buco kama yeelano xaqdaro iyo inag dagaal ku qaado deegaan beesha SSC, Madaxweyne Siilaanyo waa ku khaldanyahay inuu la safto qabiilkiisa bariga burco si loogu duulo dhulka beesha ssc leeyahay.

 

http://www.togaherer.com/2011/02/19/suldaan-maxamed-suldaan-cabdiqaaddir-oo-si-adag-uga-hadlay-ka-qaybgalka-shirarka-soomaaliya-iyo-colaadda-deegaanka-kal-shaale/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Dhagayso: Barkadihii Kalshaale Oo Ay Warlord Siilaanyo iyo Beeshiisa Qasab Ku Noqotay In Ay Aasaan. Beesha SSC oo Is Muujay Waana Dad Aan Xoriyadooda Laduudsiyi Karin .Dhagaysi Wacan

 

http://radioquljeednet.yolasite.com

 

-----------------------

 

Akhriso: Somalidiidka oo Qirtay in la Jabiyey iyo inJ jabdahii Somalidiid-land god madow ku dhacday

 

 

 

 

Madaxwaynaha xilka inoo haya ee Ahmed Siilaanyo waxa uu hoos u dhigay sumacadii iyo sharaftii ay lahayd Somaliland waxa god madaw ku sii dhacaaya rajadii laga qabay in reer

 

Madaxwaynaha xilka inoo haya ee Ahmed Siilaanyo waxa uu hoos u dhigay sumacadii iyo

Mudane Siilaanyo

sharaftii ay lahayd Somaliland waxa god madaw ku sii dhacaaya rajadii laga qabay in reer Somaliland mar uun noqdaan qaran madax banaan oo xor ah taas maanta cid is waydiinaysaa ma jirto xukuumadanina waxa ay Somaliland dib ugu celinaysaa midawgii Somaliwayn waxa hadeerba bilaamay wada hadaladii ay wada yeelan lahaayeen Soomaliya iyo Somaliland iyadoo miiska wada hadalku saaran yahay in Somaliland ka noqotay goosashadii oo ay tahay gobol ka mid ah Soomaaliya shakkh shariifna yahay madaxwaynaha Somaliland.

 

Markii ay dadku dooranayeen Ahmed Siilaanyo waxa ay galeen khaladkii ugu waynaa ee ay sameeyaan waxa ay ahayd in daystaan oo ay haystaan dawladii Daahir Riyaale ee xooga badnayd ee ilaalisay sharafta iyo Somacada Somaliland ku leedahay caalamka waxa dawladii daahir rayaale si toos ah u diiday in ay ka qayb gasho shirarka khuseeya Soomaalia iyada oo iska ilaalinaysay khiyaamooyinka caalamka iyo Soomaalia ku wiiqayaan qaranomada Somaliland waxii ay diiday Dawladii Daahir Riyaale waxaa si aan ka fiirsasho lahayn iyo idho la´aani ka muuqato iyo madaxmadax isugu tuurtay oo ka qayb gashay shir looga hadlaayay Somalia dawladan dhitinaysa ee Siilaanyo waxa ay dawladani ku kacday khiyaamo qaran oo wayn waxa aanan rajaynayaa in golayaasha sharci dejintu kala xisaabtamaan khayral musuulnimada iyo khiyaamada ay ku kacday dawlada Siilaanyo.

 

Waxaa Somaliland meel walba iyo jaho kasta ka soo galay oo ka soo weeraray cadawgii Somaliland lahayd ee ay dawladii Daahir Riyaale gumaysay ee u diiday in ay cag soo geliyaan xadka Somaliland ayaa maanta ka dagaalamaaya ubucdii iyo wadnihii Somaliland iyada oo aanay hada cadawgu waxba u jirin caasimadii labaad ee Somaliland ee Burco waxa ay dawladan siilaanyo bahdilaad wayn ku haysaa ciidamadii qaranka ee geesiyaasha ahaa waxa kale oo ay ku haysaa garbo duub aan u saamaxayn in ciidamadaasi sidii la doonayay u dagaalamaan waxa taasna aan ku cadaynayaa sidii ciidankeena loogaga adkaaday dagaalkii Maygaagle iyo Buuhoodle ee ay ciidankeena si xun u bahdileen oo sida ay doonaan ka yeeleen xoogaga ku kacsan Somaliland ee SSC ku waas oo guulo waawayn ka gaadhay dagaalkii ay la galeen ciidankeena waxaana guul daradaas u soo hoyatay ciidankeena masuuliyadeeda iska leh xukuumada Siilaanyo oo aan daacad ka ahayn difaaca qaranimada Somaliland talaabadaas oo ahayd talaabada ugu mihiimsan ee loo doortay madaxwayne Siilaanyo hase ahaatee waxa hada inoo cadaatay in aanu madaxwayne Siilaanyo hawshaas difaaca qaranka xilwayn iska saarin oo aad uga gaabiyay wax ka qabadkeeda halkii uu difaaci lahaa wadanka oo uu dagaalami lahaa waxa ay arinkiisu dhaafi waayay in uu maqaaxiyaha laga shaaheeyo uga yeedho laba oday oo reer Buuhoodle ah si uu dadka reer Somaliland idho sarcaad ugu rido laakiin horaa loo yidhi falaadhi gilgilasho kaagama go,do arinkan buuhoodle waa falaad ku taagan xukuumada Siilaanyo iyo reer Somaliland oo dhan hadii wax aan jirin iyo been la isugu sheekaynaayo waa halkeeda laakiin runtu waxa ay tahay Somaliland qaranimadeeda hada ma difaacan karto.

 

Madaxwayne Siilaanyo maalinba maalinta ka danbaysa khaladka uu samaynayaa wuu sii badanayaa khaladka uu sameeyay maanta waa mid colaada sii hurinaya waxa uu aasay baraagihii tacabku ku baxeen isaga oo aan kala tashan dadka deegaanka ah ee reer qurulugud arintaasna hore ayay uga hadleen wax garadka reer qoru lugud mana noqon doonto wax u cuntata dad daacad u ah Somaliland in sidaas loo bahdilaa. Siilaanyo waxa uu ciidan qaran soo dhigay kalshaale iyada oo aan cidi waydiisan waxa kale oo uu amar ka soo saaray arintii kalshaale isaga oo aan labada beelood ee meeshaas wada dega midna kala tashan taas oo ay aad uga xanaaqeen dadka ka soo jeeda reer Buuhoodle waxa halkaasna ka bilaamay dagaal ay ku hoobteen dad badan oo ka kooban labada dhinac ee dirirtu ka dhexaysay.

 

Siilaanyo isaga ayaa colaada ka huriyay deegaanka Kalshaale aniga garan maayo ujeedooyinka dhabta ah ee uu ka leeyahay laakiin waxa uu maantana dhabarka ka sii jebiyay oo colaadii geeyay meel fog asaga oo ciida ku rogay baraago dad reer Somaliland ahi lahaayeen isaga oo aan cidna kala tashan cidna waxba waydiin laakiin waxa uu ogaan doonaa marka ay colaaduhu isu bedelaan dagaalo sokeeyo oo ah kuwii 80´s iyo 90´s oo kale ah dadkuna isu laynayeen beelbeel iyo jilibjilib runtiina waa wax laga xumaado colaadahan iyo dagaaladan sokeeye ee Siilaanyo ka bilaabay wadankii amaanka ahaa mirkii xilka loo dhiibayay.

 

Madaxwayne Siilaanyo isaga oo aan ka adkaan cadawgii ka soo horjeeday ee dagaalka kula jiray Somaliland ayuu hada bilaabay in uu hadyado iyo falaawar ka hor geeyo SSC taas oo aan raganimo ahayn laakiin nusqaan ku ah qaranimada Somaliland waxa uu baraagaha kalshaale aasay isaga oo aan qabsan Buuhoodle calanka Somalilandna ka taagin xuduuda Somaliland oo dhan laakiin Beesha Solomadaw H/Jeclo way wadaysaa dagaalka ay ku difaacayso deegaankooda kalshssle waxa aanay nabad buuxda qaadanayaan marka uu Ahmed Siilaanyo hub ka dhigis buuxda ku sameeyo kooxda Somaliland diidka ah ee SSC reer Somaliland ha ******** in aan colaadu ku damayn oo keliya in la aaso baraagaha beesha Salo madaw H/jeclo oo keliya oo uu dagaalku halkiisii ka sii soconaayo ilaa inta la helaayo dawlad karti leh oo damaanad qaada amaanka wadanka oo dhan waxii Somaliland ku soo caana maalaysay 20kii sanadood ee u danbeeyay oo ahayd nabad dadku haysteen waxaa lix bilood oo keliya ku birburisay dawlada Siilaanyo waxaa dadka reer Somaliland ugu baaqayaa in laga hadlo amaan daradan sii xoogaysanaysa ee wadankeenii hooyo ka jirta taas oo ahayd laf dhabarta nolosha wadankeena laakiin hada u muuqata mid meel daran ku sii socota.

 

Ibrahim Jama

ibrahimjama2004@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haddii la jabiyay SL siday ku tagi kareen wasiirada Siilanyo Kalshaale ilayn goobtii dagaalku ka dhacaye:confused::confused:

 

Sidayse ugu suura gashay Kalshaale barkadaheega inay SL dumiso ciddii guulaysatay uun baa haysan karta goobta lagu dagaalamay ayaan moodayay mise si kalay wax u jiraan:confused::confused:

 

Halkan ka daawo waxa meesha ka dhacay

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this