Sign in to follow this  
Ismahaan

Abwaan Isim oo gabay ku weeraray kooxda al-shabaab

Recommended Posts

Ismahaan   

Abwaan Isim Bootaan oo ka mid Abwaanada Soomaaliyeed ayaa gabay aan inaba caadi ahaayn oo la magac baxay ********-Gaareey u tiriyey kooxda mayalka adag oo Soomaaliya ku dhex dagaalamaya. Gabaygaan ayuu abwaanku ku-cabirayaa dareenkiisa ku aadan falalka xasuuqa ay kooxahan Diinta Islaamka sheeganaya ka wadaan dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

******** Gareey ma jiro mowqif ku qoranee

mana lihid mitaal toosaniyo maarin la raaco

ADIGAA MUNAAFAQA AH HADANA SHIIKH MUXAAFIDA AHE

ADIGAA KA MARAN DIINTA OON MEERIS KA AQOONE

Sax waaye ilaahay haso hunuuniyo Raggan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this