Sign in to follow this  
Mooge

Wasiirkii Hore Ee Duulista Hawada Puntland Oo Siweyn Loogu Soo Dhoweeyay Gobolka Sool

Recommended Posts

Mooge   

Tukeraq (RBC Radio):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay deegaanka Tukeraq ee gobolka Sool. Mudane Axmed Karaash oo ay galbinayeen ama la socdeen tiknikada dagaalka ayaa waxaa dadweyne aad u farabadan ay ku soo dhoweeyeen deegaanka Tukeraq ee duleedka bari [...]

 

Read More Here...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this